Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Anigoo Ah Wariye Shiine Waxaan Halkan Hanbalyo Meher Wacan Uga Dirayaa Sxbkay Cabdiqani Fuaad Cali Iyo Marwadiisa Malyuun Cabdi Wayrax‏

$
0
0

Anigoo ah Wariye Mohamed elmi Hassan (Shiine) Waxaan halkan Hanbalyo Meher Wacan uga diyara Saaxiibkay Abdiqani Fuaad Ali Iyo Marwadiisa Cusub Malyuun Abdi Wayrah oo Maanta Meherkoodu ka Dhacay Magaalada London Gaar ahaan North London, waxaan leeyahay noqda labadii isku waree ubad kheyr qaba kala hela, waxaaan idiinku ducaynayaa Ducadii Rasuulka (CSW) Baarka Laahu Laka Wa Baaraka Calayka Wa Jamaca Baynakumaa Filkhyer Aw Bilkhyer. Aamiin…… Aamiin …..Aamiin

 

Mohamed Elmi Hassan(Shiine) 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles