Aabbo Cismaan Axmed Ciise, Cabdiraxmaan Cismaan Axmed, Xaasaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdiqani Cismaan Axmed, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Deeqa Cismaan Axmed, Saygeeda iyo Carruurtooda, Nuura Cismaan Axmed, Saygeeda iyo Carruurtooda, Amran Cismaan Axmed, Saygeeda iyo Carruurtooda.
Ayeeyo Jinaw Xirsi Aw Cabdillaahi, Aabbo Ismaaciil Mursal Aadan, Hooyo Rooda Xuseen Aadan, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Xaaskiisa iyo Carroortooda, Sucaad Ismaaciil Mursal iyo Odaygeeda, Farax Ismaaciil Haybe, Saygeeda iyo Carruurtooda, Warda Xasan Nuur, Ayaan Cismaan, Ayaan Xasan Jabbaan, Hibo Xasan Jabbaan, Saynab Maxamed Cabdi, Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) iyo Xaaskiisa, Nagiib Muuse. Dhammaan dadkaas iyo Axsaab kale oo tiro badani, waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan:
Saleebaan Maxamed Jaamac
Iyo
Deeqa Cali Caabbi
Oo Arooskooda iyo Aqal-galkoodu ku qabsoomay toddobaadkan magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxaanay ILLAAHAY uga baryayaan oo ay leeyihiin noqda kuwii isku raaga, Ubad khayr qabana kala hela, noloshooodana ku wada qaata Farxad, Bash-bash, Barwaaqo iyo Raynrayn.
Aammiin……….Aammiin………..Aammiin…..Allaah ha aqbalo.