Ch. Caaqil Axmed Jaamac Cawed, Ch. Caaqil Jaamac Caare Samatar, Caaqil Yuusuf Mire Ducaale iyo Caaqil Cabdi Xirsi Dhuuxyare dhamaantood waxay Duqaydani Hambalyo iyo Ducadii Rasuulkeena Suuban (SCW) halkan uga dirayaan,
Cawaale Maxamed Guuleed
iyo
Hodan Muxumed Ibraahin
oo Meherkoodu ka dhacay 11 /04/2013 Huteelka Maansoor ee Magaaalada Berbera, waxayna leeyihiin Rabbi ha idinka yeelo qoyskii guurkooda kla kulma badhaadhe Ubad khayr qabana kala hela aaaaaaaaamiin.