Kulan iyo martiqaad casho (SSUK)
Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxaa sharaf u ah inaad kala soo qeyb gasho kulan iyo casho maalinta Axada habeenka Isniintu soo galayso 7 April 2013.
Ujeedada kulankan oo ah sidii loo midayn lahaa dadaalkeena aynu ugu jirno horumarka dadkeena iyo dalkeena Somalilnd loona adkeen lahaa wadajirkeena.
Kulankan oo ay ka soo wada qeyb galayaan dhamaan wakiilada saddexda xisbi qaran Somaliland Uk, masuuliyiinta Somaliland Uk, madax dhaqmeedo, odayaal iyo wax garadba. Waxa aanu ka raali galinaynaa bulshada in kulankan loogu tala galay ugu badnaan 60 xubnood sidaas darted loo baahan yahay in cidii danaynasa in ay ka soo qeyb galosh uu la soo xidhiidho telphonada hoos ku xusan si loogu xejiyo fadhigooda….
Kulanku waxa uu si rasmi ah u bilaabmayaa 17:00 Pm cashaduna waxa ay bilaabmaysa 18:30 waxaanu dhamaanayaa 21:00.
Madasha kulanku waa;
Egyptian house
95 Bloemfontein Road
White City
Shepherd Bush
W12 7Da
Gudida SSUK