Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Hambalyo Meher Wacan

$
0
0

Hambalyo Meher Wacan
Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Maroodi Jeex C/rashiid Axmed Maxamed, Maareeyaha Guud ee Dekedda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Cali xoorxoor), Meyorka Magaalda Berbera C/shakuur Maxamed Xasan, Maamulaha kastamka Berbera Maxamed Cabdi Gurxan, Xil. Maxamed Aw Aadan Wayrax, dhamaantoodba waxay hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi Karin halkan u marinayaan Meherka,
Cawaale Maxamed Guuleed
iyo
Hodan Muxumed Ibraahim
oo Meherkoodu ku qabsoomay 11/04/2013 Magaalada Berbera gaarahaan Huteelka weyn ee Maansoor Berbera, waxayna Ilaahay uga baryayaan inuu qoyskan cusub ka yeelo kuwii meherkooda kala kulma Nimco iyo badhaadhe ubad khayraadna kala hela, aaaaaaaaaaaaamiin.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles