Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

TACSI MADAXWEYNE

TACSI MADAXWEYNEIN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Saddexda Ciidan qaranka gaar ahaan ciidanka...

View Article


Weelkaaga Lama Wasakheeyo: Khadar Cabdiraxmaan‏

Maanta waxaan door biday in aan ka hadlo arrin maalmahan-ba saxaafada lagu hadal hayey oo ah in xildhibaano ka tirsan Kulmiye ay xukuumada dhaleeceeyey.Xildhibaan Dheeg iyo xildhibaan Xasan Cawaale...

View Article


Astaamaha Hogaamiyaha Suuban‏ Qalinkii Abdiqani Salaf (Kaptanka)

Hogaamiyaha Suuban waxaa uu leeyahay astaamo ka badan wax qoraalo lagu soo koobo lakiin waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa qaar mihiimadooda leh oo ka mida astaamahaas.Hogaamiye Cidkasta way noqon...

View Article

Tacsi Madaxweyne- Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajucuun

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUNMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, guud ahaan shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HAMBALYO MEHER Wacan Fu,aad Cabdi Maxamed & Xamda Cabdirisaaq Ismaaciil

Awoowo Cabdi Askar , Adan Cabdi Askar Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa , Ax,ed Cabdi Askar , Khadra Cabdi Askar Iyo Caruurteeda iyo odeygeeda Saciid Adan Cismaan ,Cali iid Cabdi Askar iyo xaaskiisa iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“MAXAY KA SHEEGEEN QOXOONTIGA EUROPE KU SOO JABAY SIYAASIYIINTU “

Wasiirka dada yar ee xusbiga cagaarka/miljöparty Gustaf Fridolin ee Sweden. (Umada oo isku duuban waynu xalin karnaa.)Dhinaca kalana, ninka xusbiga cunsuriga sheegay ha la jojiyo qaxoontiga, waana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxamuud Xaashi Kuu Yahey Waxeynu Ku Garaneynaa Cadaalad Darada Shaqaalihiisa

Anigoo ah Muwaadin u dhashey dalka Somaliland gaar ahaana kasoo jeeda Gobolka Sanaag,khusuusana Degmada Ceel-Afweyn Magaciisuna yahey Sadaam Nuux Xirsi waxaan maqaalkeygii kan ka horeeyay kaga hadley...

View Article

Marka Bulshadii caasimaddu baafinayaan  Goob ay iska diiwaan geliyaan,kuwii...

Iyadoo aynu ognahay in qaadashada kaadhka dhalashada ay tahay mid ahmiyad weyn ugu fadhida qof kasta oo ka mid bulshada ,iyo qaranka guud ahaan Somaliland,maadaama ay tahay aqoonsiga kala soocaya ama...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxay iska shabahaan Bani’aadamka iyo Xayawaanka qaarkood?

Loolan kasta, Shucuur kasta, iyo Ficil kasta oo uu isku diyaariyo jidhka Aadamuhu, waxa loo nisbeeyaa   inay tahay mid ka timid  hab-dhaqanka iyo dabeecadaha shaqsi-ahaaneed ee gaarka u ah,  inkastoo...

View Article


TACSI MADAXWEYNE

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUNMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu tacsi u dirayaa Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waaggii Shaqada Loo Diiday Aamina Maxamuud Jirde (Aamina Waris) Iyo Dagaalkii...

Mujaahid Cali Cismaan Libaax (Mujaahid Cali Xaraaro)Sanadkii 2008 axmed siilaanyo oo xiligaa mucaarid ahaa ayaa iskugu yeedhey xubno ka tirsanaa golihii dhexe ee xisbiga kulmiye ka dibna dhawriyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaali: Xundhuro Isku Yaalyaal!

Qallinkii: Maxamed Baashe X. XasanKu yeh: “Soomaalidu isku af na ma aha, isku dhaqan na ma aha”!La yeh: “ keen burhaantaada?!”Ku yeh: “orod tag maqaaxidaas reer hebel oo bal saacadfadhiiso oo isu...

View Article

TACSI MADAXWEYNE

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUNMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo guud ahaan Shacbiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Da,yartii Waxa Ay Meel Kula Xerooddaan Macalikii Xumaa !!

Muwaadin kasta oo ku nool wadan shuruuc iyo dasrtuur le waxaa ku haboon .In uu lasocdo baarlamaaka wadankaasi leeyahay. xeerarka uu ansixiyay iyo qaabka loo hirgaliyay ama loo dhaqan galiya,Hadii aan...

View Article

WAA BERBERA BILILIQAYSI AANU JOOGIN FARAX GUREY IYO BOOKH CALI!!!!

Waqtigii ugu horeeyey ee boqortooyadii Ingririisku la soo xidhiidhay dalka Somalilnd waxa ay ahayd 1820kii.Nin la odhan jirey MAJAR F.M.HUNTER oo Ingriiska u fadhiyey maagalada Cadan ee Yementa ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tuug Salaad Sax Ah: W/Q. Cali Cabdi Coomay

Afarta habeenimo ayuu hurdada ka toosaa, wuxuu tagaa masaajidka si uu u soo tukado salaadu-laylka iyo salaada subax. Weligii muu tukan salad aanu jamac iyo safka hore ee masaajidka ku tukan, sadaqada,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma Faalbaa Qabtay Sedexda ilma Cali Iyo Cali-yadda Saaxil ?

 Qoraalkeygan Kooban waxaan jecleystay in aan wax iska weydiino masuuliyiinta ka soo jeeda gobolka Saaxil kuwooda xilalka sare ka haya xukuumadan .Dhamaantood magacyadoodu waa cali ama ina cali .inta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawlad Dalkeeda Marti ku ah

Berberanews-Xukuumadda  Kulmiye  Dhalay  ee  maanta  Taladda  Dalka  haysa  sanadkii   aa6d,  waxay  kula  wareegtay 8aad Sananood  oo  ay  Mucaarid  ahayd,  Shacabkana  u sheegaysay  in  Wadanka...

View Article

HANADKII HILLOOBAY

HANADKII HILLOOBAY Sheekadii Sufyaan al-Sawrii Qaybta saddexaad Dheegasho: Siyar Aclaam Annubalaa; Dahabi Turjumaaddii: Guuleed Maxamed Yaasiin “Dalxa” Boqorkii: Ii sheeg magacaaga. Sufyaan oo ka...

View Article

Dib Uu Milicso Waxyabaha Lagu Xasuusan Doono Marxuum Cawke

Dib Uu Milicso Waxyabaha Lagu Xasuusan Doono Marxuum Cawke “Cilmiga Lagu Raadiyo Haday Cidi Kaa Lunto Hindi lagu Eryano jidadka Jarmalka Giriiga Oo Gubanaya Dunida Iyo Maanta”..   Dib Uu Milicso...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live