Awoowo Cabdi Askar , Adan Cabdi Askar Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa , Ax,ed Cabdi Askar , Khadra Cabdi Askar Iyo Caruurteeda iyo odeygeeda Saciid Adan Cismaan ,Cali iid Cabdi Askar iyo xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Fadxiya Cabdi Askar iyo Odeygeeda iyo Caruurteeda, Jaamac Cabdi Askar iyo Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa Ibraahin Cabdi Askar Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa Siciid Cabdi Askar Xaaskiisa iyo Caruurtiisa Ayeeyo Dhoofa Jaamac.
Ayeeyo Naqwo Askar Axmed
Ayeeyo Seynab Askar Axmed
Ayeeyo Indha Deeq Askar Axmed
Ayeeyo Xaliima Askar Axmed
Ayeeyo Faadumo Askar Axmed
Ayeeyo Caasha Askar Axmed
Ayeeyo Aamina Askar Axmed
Awoowo Maxamed Askar Axmed
Awoowo Muuse Askar Axmed
Samiya Aadan Cismaan iyo odeygeeda iyo Caruurteeda
Sahra Xasan Caynabo Iyo Caruurteeda
Barni Aadan Cismaan Iyo Odeygeeda Iyo Caruurteeda
Nasra Xasan caynaba iyo inanteeda
Caasha Xasan Caynabo iyo Caruureeda
Dr-Cabdi Cabdicabdilaahi iyo caruurtiisa
Siciid Haybe iyo caruurtiisa
Dhamaa Dadkaa oo Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa kala Jooga Waxa ay Hambalyo Aan La Soo Koobi Karey Hawada umarinayaan Meherka
Fu,aad Cabdi Maxamed (caynaanshe)
Iyo
Xamda Cabdirisaaq Ismaaciil
Oo Maherkoodu 5/9/2015 Ka Qabsoomay Caasimada Somaliland Ee Hargeysa Gaar ahaan imperial Hotel
Waxayna leeyihiin Guurkiina Guur khear Gurigiina Guri Nagi Guuloow Ka Yeel AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Berberanews.com