Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

“MAXAY KA SHEEGEEN QOXOONTIGA EUROPE KU SOO JABAY SIYAASIYIINTU “

$
0
0

Wasiirka dada yar ee xusbiga cagaarka/miljöparty Gustaf Fridolin ee Sweden. (Umada oo isku duuban waynu xalin karnaa.)

mm

Dhinaca kalana, ninka xusbiga cunsuriga sheegay ha la jojiyo qaxoontiga, waana xusbiga siday u egtahay qabsan doona Sweden oo Euroe oo dhan waxay u egtahay in Xusbiyada Cunsiriada qabsanayaan wadamada qaarna way qabsadeen.

 

Ta kalena Saxaafada/media xoog 3 jirkii aduunka oo dhan tustay badu soo tuftay tahriib daradeed. Marka waa fact in dadka soo tahriibaya anay u badnayn from Africa ee Asia laga soo jabay oo Europe iyo aduunka kala siday u tahriibki karan isku dayayaan. Walibana dadkan badankooda dhib kasoo carareen.

 

Ana hadaa rayigayga ka dhiibto umadaydaa SOMALALILAND uma baahna tahriib. Dad fara badan oo amaba dhalinyarada soo kacaya ku idhi qoxoonti maydin noqon oo 90 century dhalateen waxay igu jawabeen. Waxaanu ku noqnay qoxooti dhib iyo daganaasho qoxoti ku noqonay EUROPE.

 

Marka fariin muhiima walid/dhalinyaro cidkaste Walahi waan dhartee mustaqbal kagama soo horeeyo qurbe iyo wadan shisheeya ah. Wayo anaa ta oga 21 years ku noolo qurbe si ad shaqo fican amaba heer fican u gaadhid wa inaad 10 JEER/TIMES dadaasha you will always feel less. amaba markaste waxa dareemi doonta in aa wax ku hortagan yihiin oo iyaga sameeya ina dareentid ina ka hosaysid.

 

Markaa walayaal maxa ku falaysaa taa. waxaan xasuusta anoo jogaa Somaliland marna waasiir wada soconay marna qof shiciba ah. Labadooda isku si ba loo ixtiraamay oo waayo. Waa muwadiniin dalkooda u dhashay dareenka lama qiyasi karo. Lakiin waxa jeclahay ina dadka baro markaste u sheega keena aynu ka hor marino ka gaalka amaba ajanabiga.

 

Hadii cadaan amaba ajanabi Europe laga hormarin jiray dalkaga amaba Afrika inaynu iyaga horaysiino maha. Taa ila xabashidi isla garanay hell no we are in Africa hadii dadka qaar meel aan ogahay la naga horaysiiyo. Qaradayda inaya dadkeenu amaba dalkaagu ka hor marino maha.

 

To my point “SHARAF WAXAA KU LEENAHAY DALKEENA HOOYO” Amin dalkaga, qiimo u yeel, U HIILI DALKAAAGA, UMA BAAHNID IN XIL LAGU SARO, Si aad ugu shaqaysid dalkagaa. Waxkaste inaga qabsan karna. HEER KASTE INAGA IS GAADHSIN KARNA. Dad saxa oo u arkin shaqo xilka u diyara isbadal/change samayn kara oo dooranaa. KANA FOGAANA QABIIL OO CIDHIBTIRNA: WAXA JECLAHAY DAL INAA NOQONO U BAAHNAY IN LA YIDHA REER HEBELKASTE jago la siiyay lagu amusinaya hell no.

 

10 qof oo isku reera oo u qalma shaqadooda amaba suitable for that position ah. Maxa u diday. Dalkeeeni wuxuu u bahan yahay. Qof dacad raba hirgalin karana oo leadership leh. a) Go aab leh/Decion maker ah. B)Dhagaysta umada/good lisener. C)Development/horumarna leh. “SOMALILAND UMA BAAHNA NIN XIL AMABA SHAQO QURBE KA WAYAY, OO UMADA SOMAILAND DALKEEDA AMINTAY SHAQO AMABA XIL KU QABSADA” SOMAILAND UMA BAAHNA NIN KOLBA SHAADH KALE XIDHA OO XUSBI BAD BADASHA. SOMALILAND WAXAY U BAAHANTAY HOGAAMIYE/LEADERSHIP DALKISA IYO UMADISA HORUMARKOODA KA SHAQEEYA OO MARKU XILKA QABTO SHAQADU BILABMATO OO MARKAA DHAMAAN.” Wa bilaahi tawfiiq.

 

Siyaasi ahna Qoraa- Maxamed Dhamac.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles