Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Xukuumadda Istanbul iyo Maamulka Xamar oo Maleegaya Shirqool ka dhan ah...

… Suldaan nin sheegtay ka qayb-galo Shir-qoolka Somaliland”. Karaamo xumo ayey u tahay ,  inay kala garan waayaan shaqadoodii iyo cidda loo igmaday Masiirka umadda, ….. Xukuumadda Turkigu dhexdhexaad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Amal Baa Jira: In Uu Jiro Weriye Xor Ahi” Muj. Cabdisalaam Yaasiin

Hargeysa (Berberanews) Waxay aynu u dagaalanay ee aynu naf iyo maal ba u horay, waxa ugu weyn xoryidda. Qofna in xoriyaddiisa laga qaado ma aha haddii aanu xeer jebin ama cid ku xad gudbin. Hayadaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SIYAASIYIINTA ISBAHAYSIGU WAA HOGAAMIYAAL HAN IYO HIIGSI MUUQDA LEH

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda saxaafadda Caalamiga ee Somaliland , Marka xigta waxaan salaan gobannimo u diraynaa guud ahaan Bulsha-dayada qaaliga ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa kamida inta fahanka lagu garto?

Maaha su’aal aan adiga imika ku waydiinayo, jawaabteedana aan kaa rabo. Laakiin waa su’aal innoo wada wanaagsan in midkasta oo inagga mid ahi gaar ahaantiisa isku waydiiyo. Mid kastoo inaga mid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yaa Kugu Soo-daray Cidi ku Odhan Maysee Ha Isku Hawlin Saxaafadda – Faallo:...

Ogow Saxaafada Ama Mihnada Baahinta Haddii Qalinkaaga Aad Meel Walba Ku Dayday Uu Sababo Inuu Kula Galo Kama Duwanid Qof Aan Dabaal Aqoon Oo Damcan U Muraaday Inuu Bad Kacsan Ka Kalluumaysato. Sharax...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yaa ka Masuula Sixir-Bararka (Inflation)

Bulshooy adigay boqrday Adaa bili igu shakalay Baruudka adaygu xidhay Haddaan ahay wiil bir kulul Burjiga adigaa iska leh   Badheedhka adaa i faray. Nolol darada iyo Duruufaha Qalafsan ee ay ku sugan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Gorfeynta buugga 100 tallaabo hore u qaad.”

Qalin maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim;  Buuggan oo uu qoray aqoon-yahan Maxamed Cali Bile, magaciisuna yahay “100 tallaabo hore u qaad,“  ayaan jeclaystay inaan intii RABBi iga waafajiyo ka tilmaamo...

View Article

Abwaan Weedhsame oo maanso qiime badan ka jeediyay Xuska dhalashada...

View Article


Sababaha keenay sixir bararka waxa lagaga gudbi karaa isbedel maamul oo wata...

HORDHAC. Waxaan dhegaystay danyarta  “WADHATADA  BURCO  oo ka qaylinayaa Sicir-bararka ku habsaday iyo saamaynta noloshooda. Qaar way kaceen (bankrupt), qaarna dabka  dheri ma saaraan. Waxa la mid ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa Mudan In Wax Lagu Xusho?

Xulasho ama doorasho waa  erey micno ahaan sheegaya hal shay amase walax  la gala  soo dhex baxaayo waxyaabo kala duwan , taas oo aad ka door bidayso inta  kale ee aad ka tagaysid. Adigoo ku salaynaaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taariikhda Tirsiga sanadka milaadiga (Gregorian), W/Q Cabdiraxmaan Maxamed...

Taariikhda miilaadiga ama Gregorian-ka loo yaqaana ee aan hada galnay sanadkiisi 2016aad waa tirsiga taariikheed ee dunida loogu isticmaal badan yahay waxaana dunida carabta iyo islaamkaba looga...

View Article

Maxaa Mudan In Wax Lagu Xusho (qaybtii 2’aad)

Qormadeenii hore waxa aynnu ku soo qaadanay cidda mudan ku dayashada iyo saaxiibka  sifooyinka loogu xulanayo, Sidaa darteed qormadeennana waxaynu ka sii qaadaynaa cidda saddexaad ee tahay in laga...

View Article

Guddoomiyaha Kulmiye oo Tacsi u diray Abwaankii caanka ahaa Marxuum Cali Sugule

INNAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ka wakiil ah Guddiga...

View Article


Guddoomiye Cirro oo Tacsi u diray Marxuum Abwaan Cali Sugul (Dun-carbeed)

Hargeysa(Berberanews)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro, isagoo ku haddlaya magiciisa, ka shir-Guddoonka golaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saddex-geesoodka Jacaylka

Jacaylku waxa sida shaxda saddex xagalka ah (saddex-geesood). Gees (Angle) kasta waxa uu u taagantahay hal qodob oo muhiim ah – oo ay micnaheedu tahay saddex qodob oo muhiim ah. Waxa ay kala yihiin:...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Anshax-Xumooyin Ugub ah!

Gu’yaashii u dambeeyay nolosha ummadda soomaliyeed guud ahaanba waxa lasoo darsay is bedello waaweyn oo kala dambeeyay, waayahooduna kala gadisnaayeen. Waxa lagu tilmaamaa qaar kamid ah inay ahaayeen...

View Article

Halqabsiyada Magaalooyinka Iyo Degaannada (Qaybtii 2aad) – Qalinka: Maxamed...

• Beeni maxay tari Booramaan ka imide! Muxumed Faarax Jiir runlow aan weligii been sheegin buu ahaa oo reer Boorame ah. 1940-addi xilligii Talyaaniga Itoobiya qabsaday ayaa waxa la qaban jirey oo...

View Article


Maxamed Bk iyo Oday Majaajilo Qosola-Daawo

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maalinta Jacaylka (WQ: Mustafe M. Khayre)

4-ka February waxay meelo badan oo dunida ah ugu suntan tahay Maalinta Jacaylka Adduunka ama “Maalinta Valentine.” Sannad kasta maalintan oo kale malaayiin dad ah oo kala deggan ama wada deggan ayaa...

View Article

Qoraa Maxed Baashe Xasan Oo Si Cilmiyasan Uga Hadalay Inaan Berbera Laba...

Dekedaha, gegooyinka diyaaradaha, garoomada kubbadda iwm. waa hanti qaran oo uummada ka dhexeeya, reero iyo kooxahana aanay sinaba u sheegan karin, haddii ay sheegtaana in laga yeelo ma aha. Haddii...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live