‘Xiddigaha Geesku waa inta aynu Geeska iyo Gobolkaba dheer nahay’ – Boobe...
Calanyahow la gaafee,Saddex midab u gaar tahay,Magac Guulle iyo Nebi,Guudkiisa lagu qoray,Kii hore kuwuu gabay,Iyo gacaladoodii,Ayaad gaar u noqotoo,Iyagaa ku geya abid,Goblan iyo agoon baa,Geesaha ka...
View ArticleHambalyo Aroos: Prof Khadar SOS iyo Marwo Xamda Yuusuf
Hambalyo Aroos: Prof Khadar SOS iyo Marwo Xamda YuusufImaam Siciid Maxamuud Gahayr, Cabdiqaaddir Ismaaciil Askar, Cabdiqaaddir Aadan Carab, Faysal Xiis Weerar, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Qaasin...
View ArticleRagga Dhaadheer oo Guurka iyo Furriinka Kaga Deg-deg Badan Yihiin Dhiggooda...
(berbera)-Ragga dherer ahaan dhaadheer ayaa la ogaaday in ay hore u guursadaan, isla markaana furriinka ku deg degaan marka loo eego ragga gaagaaban oo inta badan aan furriinka aad u jeclayn sida lagu...
View ArticleHambalyo Meher Farxad leh: Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre) iyo Khadra Aadan...
Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax, Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeelGuddoomiyaha Ururka Suxufiiyiinta Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf, Guddoomiyaha Ururka...
View ArticleSIYAASADDA U RAHMAN BAASABOORKA DJIBOUTI
“Horta Xuskii hore ee Afka Somaliga ee ka Dhacay Djibouti, Madaxweyne Siilaanyo isagoo maxay metelaya ayuu ka qaybgalay? Illeyn Akademiyadda Afka Somaligu waxay ka kooban tahay Afar Degmo oo kala ah...
View ArticleTACSI tiiraanyo leh: Marxuum Cali Cabdi Cawaale oo ku geeriyooday Magaalada...
Khadar Iid Kaariye, Madar Cabdi Axmed, Maxamed Siciid Cabdilaahi, Guuleed Xasan Maxamed, Jacfar Axmed Bade, Baaruud Axmed Cabdilaahi, Siciid Maxamed Askar, Cabdirisaaq Muxumed Caalin, Caydaruus Sh....
View ArticleDib U Noolaynta Shilling-ka Somaliland Waa Guul: By– Axmed Muuse
Wasaarada ganacsiga iyo maalgashiga ee Somaliland waxaan ku taageerayaa doorka ay ka qaadatay in laga shaqaysiiyo lacagta Somaliland ee door kasta lagu kharash gareeyo daabacaadeeda hantida iyo...
View ArticleHambalyo Meher: Abwaan Siciid Maxamed Cabdi (Siciid Cawaale) iyo Foosiya...
Khadar Iid Kaariye, Madar Cabdi Axmed, Maxamed Siciid Cabdilaahi, Guuleed Xasan Maxamed, Jacfar Axmed Bade, Baaruud Axmed Cabdilaahi, Siciid Maxamed Askar, Cabdirisaaq Muxumed Caalin, Caydaruus Sh....
View Article“Saw Gole Lamuu Tagin, Dadkeennii Gudboonaa, Saw iniba Geesteed, Gaarkeed...
Dulucda Maanso Siyaasadda, Shirar-beeleedyada, Khiyaamada, Beenta, Gefka iyo Dulmiga ka hadlaysa oo uu Curiyey Abwaan Laab-Saalax“Gafku Yaanu DerajiyoKuu Noqonnin GaashaanGobbood Aad Ka DhigtooUunku...
View ArticleMadaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Marxuumintii Ku Geeriyooday Shilkii...
Hargaysa(berberanews) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxcamuud (Slaanyo) ayaa dhanbaal tacsi ah u diray marxuumintii ku geeriyooday shilkii gaadhi ee ka dhacay Magaalada...
View ArticleTACSI TIIRAANYO LE OO AY DIRAYAAN BAHDA WARBAAHINTA SOMALILAND
INAA LILAAHI WA IN-ILAAHI RAAJICUUNGuddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto)Cabdifataax Ismaaciil Mursal,Cabdiqaadir ismaaciil AskarMadar Cabdi AxmedMustafe...
View ArticleWAKHTIGAYGA INTII U BADNEYD, WAXAAN KU BIXIYAY JACAYL MEHERSAN
Waxaan ahaa qof iska dhalinyaro ah, Waxaan dhameystay. Waxbarashadii ilaa heer Jaamacadeed, waxaan aad u jeclaa in aan mar uun dhoofo, waayo waxaan ka mid ahaa dadka aadka u xiiseeya xagaa dibadaha....
View Article“Anigaa Qufulka Soo Iibsaday..! Qalinka Caydaruus Sheekh Cumar Geedde
Hargeysa (berberanews):-Muddo hadda dhawr bilood uun qiyaastii laga joogo taariikh ahaanna ku beegmaysa maalmaha ugu horreeyey bishii November ee 2014-kii, Waa fiidnimo, Salaadda cishaa’i uun wax yar...
View ArticleMAXAMED AW SICIID WAA GANACSADE LA MAHADIYEY
Waxaan qalinka u qaatay inaan ka hadlo maqaal dhawaanahan ku soo baxayey qaybaha kala duwan ee warbaahinta kaas oo la xidhiidhay dhaliilo loo jeedinayey ganacsadaha Maxamed Aw SiciidWaxaan qalinka u...
View ArticleTacsi Marxuum Cabdi Maxamed Faarax Oo 03.07.2015 Ku Geeriyooday, Laguna Aasay...
Annaga oo kala ah dadka hoos ku qoran waxa aanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa guud ahaan qoyska reer Muuse Guun, gaar ahaan reer Axmed Xusseen Muuse Ubadka iyo Oorida uu ka baxay Marxuum Axmed Xusseen...
View ArticleMEHER WACAN Wacays Cali Cumar & Fadxiya Axmed Jaamac
Hooyo Faadumo Xuseen Hooyo XabiibaCabdilaahi Maxamed Cali Cumar Cabadi cali Cumar Khalid cali Cumar Xasan Cali Cumar Ibraahin Cali Cumar.Fadxiya Cali Cumar Leyla Cali Cumar Nimca Cali...
View Article“XAFLAD QURBE WAY INA DAYSAY SIDA UMALAYNAYO SANADKAN UGU DAMBAYSAY” Qoraa-...
Markaste Allaah baa mahad leh. Salaan baan u dirayaa umada Somaliland meel kasto jogaan.Manta 10 point rabaa in aan idiin tabto.Qarankani amaba dalkeeena Somaliland wuxuu marayaa xiligii uu dhaafi laa...
View ArticleGaraadka dadweynaha ee kala xulashada Hoggaamiyaha Togan
Qore: Maxamed Faarax Qoti Hoggaamiye laguma tilmaamo inuu yahay Madaxweyne loo doortay mansabka ugu sareeya ee maamula tallada dalkiisa, balse, waxa kaloo lala wadaajiyaa magaca hogaamiyenimo,...
View ArticleMaxaa Dhallinyarada Somaliland Ka Hortaagan Hoggaanka Dalka? W/Q Siciid...
“Raggii lixdankii xilkiyo Xayuubsaday maamulkaa Illaa hadda xaadiroo U xaydan kuraasidoo Xafiiskana doonayee” Siciid Gahayr…Maanta (12ka Ogos) waa maalinta dhallinyarada adduunka. Ugu horreyn waxaan...
View Article