Guurkina guur khayr gurigina guri nage guulow ka yeel
Aabo cali xayd guleed iyo hooyo canab cali sheikh cisman iyo caruurtooda,feysa cali xayd iyo seygeda,moxamuud cali xayd iyo marwadisa,abdixakim cali xayd iyo mawwadisa,Mustafa cali xay iyo caruurtisa,sabaax cali xayd iyo seygeeda,leyla cali xayd iyo seygeda,wali cali xayd iyo marwadisa,khadar cali xayd ,raxma cali xayd iyo seygeda, dhamaan rer xayd guleed meel kasto ay jogaan iyo Axsaab kale oo tiro badani, waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan:
Axmed cali xayd
Iyo
marwadisa Nimco mahad jamac faroole
Oo Arooskooda iyo Aqal-galkoodu ku qabsoomay toddobaadkan magaalada burco , waxaanan ILLAAHAY uga baryayaan oo ay leeyihiin noqda kuwii isku raaga, Ubad khayr qabana kala hela, noloshooodana ku wada qaata Farxad, Bash-bash, Barwaaqo iyo Raynrayn.
Aammiin……….Aammiin………..Aammiin…..Allaah ha aqbalo.