Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Tacsi….Geeridii Ali Abdillahi Sool‏

GEERI NAXDIN LEH. INNAALILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxa caawa fiidkii oo Taariikhdu tahay 23/11/2013 ku geeriyooday magaalada Hargeisa Ali Abdillahi Sool oo ahaa Walaalkay oo iga weyn....

View Article


Korodhka shilalka gaadiidka, WQ Maxamed Xaamud

Berberanews-Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha guud ahaan caalamka gaar ahaana Somaliland. Intaas ka dib, waxa beryahan danbe isasoo tarayay oo badanayay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamul –Xumo iyo Xaalad Qallafsan oo Wehel U Noqotay Cisbitaalka Dhimirka...

Wariyaha jamhuuriya ee SaaxilBerbera(Berberanes)- maamul xumo baahsan ayaa soo food saartay   cisbitaalka dhimirka ee magaalada berbera  xarunta gobolka saaxil  oo ay  ku jira dad aad u tiro badan oo...

View Article

Go’aankii shacabka oo xuud liqay, Cirro oo Xumbo Cuskaday iyo Saleebaan oo...

Berberanews-Go’aankii shacabku ku dhawaaqay 18 May 1991,madaxbanaanidii iyo gooni isu taagii aynu ku naaloonay-nay ma xuud baa liqay,22sanno kadib ma waxa aynu aqbalay dib inaynu ugu noqono midnimadii...

View Article

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Marxuum Qaybe

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUNMadaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Golahayaasha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Ehelkii, Qaraabadii,...

View Article


Guddiga iyo Xubnaha Jaaliyadda Somaliland ee Wadanka Finland oo tacsi diraya

waxaa ay tacsi u dirayaan   Xoghayaha Jaaliyadda Somaliland  ee Wadanka Finland-  Mudane Muxyadiin Cabdillahi Sool , qoyskiisa  iyo dhammaanba ehelahadiisa – geerida ku timi Wallaalkii Cali Cabdillahi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUWAADIN KA QAYB QAADO HURUMARKA DALKA.

Berberanews-Waxa muuqda oo aan indhaha laga qarsan Karin, in maanta dalka Somaliland hiigsanayo Hurumar ballaadhan oo dhan walba ah. Waad arkaysaa sida dalka ay ugu soo qul qulayaan wufuud heer caalami...

View Article

MIYUU FASHILMAY WADA HADALKII SOMALILAND IYO SOMALIA

Waxa bishan November 2013 ee aynu ku jirno dib u dhacay wada hadalkii u dhexeeyey Somaliland iyo Somalia kaas oo lagu sababeeyey u diyaar garaw la’aan xaga Somalia ah, taas oo Somaliland laga codsaday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

XIRSI baratee XINNIF baa lay yidhaa!!! WQ Deeq Shukri

Qormadan waxa ay baraarujin, iyo tusmayn u tahay Xukuumadeenan sharafta badan ee haatan talada gacanta ku haysa,ee u hoggaanka u yahay Madaxwayne Siilaanyo, habka u fiirsasho la’aanta ah ee uu isagu...

View Article


UJEEDDO: CANBAAREYN DAGAALKA TALEEX

Jaaliyada Somaliland ee gobolka Jönköping ee dalka Sweden waxa ay aad iyo aad u canbaaraynaysaa dagaalka aan macanaha ku dhisneyn ee dadka  wax ma garadka ahi ka wadaan Taleex, taas oo ay ku dhinteen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkuu Ku Dambeeyey Ballan-qaadkii Siilaanyo ee ahaa ‘UDUB Way Tagaysaaye Ha...

Waa Dabciga Siyaasiga Mucaaradka ah ee Hamuunta u qaba hanashada kursiga ugu sarreeya ee dal laga hoggaamiyo in uu ku hadlaa xilliga uu loollanka ku jiro in uu isu taagay daboolidda ama wax ka...

View Article

War Murtiyeed: Dalka iyo Dastuurka waynu wada leenahay

  Waxaan fariin culus u dirayaa dhamaan Madaxweyne Axmed-siiraanyo,hogaanka xisbiga Kulmiye iyo xubnaha dhabarka laga riixaayo ee hadh iyo habeen tv-yada iyo saxaafada xukuumadu hagto la soo...

View Article

Saddexdii Maanlaawe. Waa Gabay cusub oo ay tirisay Abwaan Nimco Aadan Hurre...

Saddexdii Maanlaawe. Waa Gabay cusub oo ay tirisay Abwaan Nimco Aadan Hurre (Nimco-Gabaydo) 7/12/2013Bulshada Soomaalilaaneey Siyaasigu wacad ma yeesho Sirdoonkuna  ma, laha aammin  Waxay ehel iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aafada Qaadku ku hayo bulshada Soomaalida WQ.Mohamed Hassan kaahiye

Waxay ahayd goor ay saacadu ku siisiqayso abaaro 8:15 wakhtiga geeska afrika waxa aan ku sugnaa xarun caffe ga laga cabo taasi oo ku taala badhtamaha suuqa hargeisa halkaas oo aad moodo in ay qancin...

View Article

TACSI ku socota Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin

Boorama-(Berberanews)-Alla ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ku geeriyootay Hooyada Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin.Suldaan Maxamed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dalku Badbaaodo Ayuu U baahan Yahay: Warqad Furan oo ku socota Madaxweyne...

     Ø Madaxwaynaha Jamuuriyadda SomalilandØ Wasiirka Arimaha GudahaØ Wasiirka Arimaha DibaddaØ Wasiirka Wasaaradda MaaliyaddaØ Wasiirka WaxbarashadaØ Wasiirka CadaaladdaØ Wasiirka Beeraha Somaliland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa Maxay Sababta loo sameynaayo Dhulkii Kawaanka Cusub ee Burco Waxaa...

Burco-Waxay ahayd November 28, 2013  , Markii Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) uu Xadhiga ka jaray , kawaan xoolaha lagu gawraco oo casri ah  oo laga...

View Article


MAXAA LOOGA BAAHAN YAHAY MUDAHARAAD

Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan bahda warbaahinta madaxa banaan, intaas ka dib waxaan wax yar oo kooban ka odhanayaa Mudaharaadka ay ku dhawaaqeen xisbiyada mucaaradka ee Somaliland waa UCID IYO...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warsaxaafadeed: shirweynihii saddexaad ee bulshadda ka soo jeeda Gobolka...

Warsaxaafadeed: shirweynihii saddexaad ee bulshadda ka soo jeeda Gobolka Gabiley ee magaalada Bristol. Bristol-Waxa magaalada Bristol ka qabsoomay shirweynihii saddexaad ee bulshadda ka soo jeeda...

View Article

Cadaado: Arday waxbarasho dhammaysatay oo shahaadooyin la guddoonsiiyay

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live