Gudoomiye Xirsi waa in loo hellaa Gudoomiye Xildiid. Musharax Madaxweyne = C/raxmaan Ciro waa in loo helaa C/raxmaan kale. Musharax Madaxweyne Ku xigeen = Maxamed Cali waa in loo hellaa Maxamed kale ama Maxamuud. 3da Gobol ee Bariga ayuu isku duba ritay Waa shax siyaasadeed Goboleysan oo Bariyeysan marka aad diirada saarto sarta dhismaha siyaasada […]
↧