Talo walaalnimo oo ku wajahan Boqor Buurmadow iyo madaxda garab taagnaa. Bani’aadamku wuu khaldamaa, laakiin waa in uu isa saxaa. Wax kaftan gala iyo wax kale ayaa kala jira. Haddii ay xog-ogaalnimo darro u geysay iyo haddii kaleba Boqor Buurmadow waxa ku waajibay in uu la noqdo hadalkiisii ahaa in ay Soomaaliya ka jirto laba […]
↧