Sida ay ii xaqiijiyeen masuuliyiin kala duwan, muddo usbuuc ka hor ku siman waxay xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu ka wakiil yahay maareeyaha haayadda duulista hawada Somaliland iyo masuuliyiinta diyaaradda Flydubai ay ka wada hadleen jadwalka duulimaadyada diyaaradda Flydubai ay ku timaado caasimadda Hargeysa oo sida xukuumaddu amar dusha kaga keentay ay seddexdii maalmood ee […]
↧