Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Safarka Farmaajo ee Qatar xili mad-madow ka taaganyay Doorashada

$
0
0
Farmaajo iyo wafti uu hogaamiyo oo ay ku weheliyaan wasiirka ciyaaraha iyo wasiirka arimaha dibada iyo marwadiisu ayuu ku tagey dalka Qatar oo aad loogu soo dhaweeyay. Ujeedada safarka ayaa lagu sheegay ka qaybgalka tartanka ciyaaraha carabta oo ay ka qayb galeen 6 dal oo xidhiidhka kubada cagta Africa ka tirsan iyo 10 xidhiidhka kubada […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles