Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Waxa dhici karta in labadan nin ee wax isku wareejiyey ay meeshaba ka baxaan,”.Siyaasiga Cali Kubad.

$
0
0
Haddii Muuse xisbiyada furana ciyaartu waxay isku bedeleysaa 180 degree. Shirweynihii xisbiga Waddani maxuu innoo iftiimiyey? Qaran kastaa waxuu leeyahay ujeedoonyin iyo aragtiyo siyaasadeed oo lagu hogaamiyo, oo ay ka danbeeyaan mus danbeedna u yihiin wax garadka dalkaasi (Establishment). Innaga ujeedadeenu malaha waxay ahayd uun Afweyne iska tuura oo aan ujeedo kale ka danbaynin, sidaas […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles