Cabdirisaaq Saalax Waa dabayaaqadii gugii 2019-kii. Waa xilli duhur ah. Qiyaastii toddoba saac – kowdii duhurnimo – wax baa dheer. Waxa aanu hadda ka soo baxnay shaqadii. Waxa aanu saarannahay gaadhigii shaqada, anaga oo shan qof ah marka macal dirawalka lagu daro. Qoraxdu aad bay u kulushahay. Waddada dekeda ee Muqdisho ayuunu xagga number afar […]
↧