Faallo: Xuseen Cali Nuur Baahida aasaasiga ah ee aadanaha ee ka dhalatay isbeddelka cimillo, dalalka horumaray iyo kuwa soo korayaba waxa ku badanaya baahida shacbigoodu u qabo sidii loogu heli lahaa biyo dabooli kara baahiyooda kala duwan. Jamhuuriyadda Somaliland oo haatan waayo-arag ku ah dullinimada iyo dhibaatada ay leedahay gacanta oo la hoorsado iyo shisheeyaha oo wax laga […]
↧