Fariinta Wacyigelinta Komiishanka Dooashooyinka Somaliland Fariinta Wacyigelinta Degmo-doorosho Bedelka iyo U Adeegida Dadkii Kaadhadhku Ka Lumeen Ee Is-diiwaangeliyey 2016. Hargeysa(Berberanews): Muwaadin Komiishanka Doorashooyinka Qaranku waxa uu kugu war-gelinayaa inuu usameyn doono degmo doorasho bedel, dadkii sida rasmiga ah uga soo guurey deegaanadoodii hore. Sidoo Kale Komiishanka doorashooyinka qaranku waxa uu kugu wargelinayaa inuu u sameyn […]
↧