AROWEELLO Maqashee Habartaasi yey ahayd? Waxa Sheekooyinka Soomaalida kamid ah oo Laga sheekayn jirtay in Xilli Taariikhihii Hore ah, ay Haweenay la odhan jiray Aroweello Boqorad Ka ahaan jirtay geyiga ay Soomaalidu degto, Taas oo Raga adoonsan Jirtay oo Tacadi iyo Hagar-daamo u gaysan jirtay oo xitaa layidhi Sida Xoolaha ayey raga u Dhufaani Jirtay!, […]
↧