Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Muuse Biixi Waa Madaxweynihii U Horeeyay ee Sannad Waxba Qaban

$
0
0
W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine Xukuumada kasta marka la doorto inta ay ku dhex jirto muddo xileedkeeda waxay samaysaa waxqabadyo hadhow lagu xasuusto oo la yidhaahdo xukuumadii waqtigaas ayaa ka tagatay ama xukuumadii uu gadhwadeenka ka ahaa madaxweyne hebel ayaa waxqabdkaa samaysay taas oo faa’iido uyeelan karta bulshada. xukuumad kasta marka ugu horeyse ee la doorto […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles