Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa dhammaan shacabka xariirta ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba. Waxaan walaalayaal meel aad joogtaanba,idinku salaamaya salaanta islaamka ee qiimaha badan,asalaamu calaykum waraxmatu laaahi wabarakaatu. Waxaan Allaha awoodda leh weydiisanayaa,inuu idinka yeelo kuwii adduun iyo aakhiraba liibaana,dulmiga ka dheeraada,Qabyaalada iyo urteedana ka fogaada. Rabbigeen […]
↧