Somaliland waxa ay soo qabsatay sadex shir beeleed oo caan ah oo qaranka lagu dhisay oo leh mudnaantooda iyo qiimahooga , kuwaasi oo kala ahaa shirkii beelaha ee magaalada Burco 1991 ee lagaga dhawaaqay qaranka jamhuuriyada Somaliland looguna ogolaaday in SNM ay talada dalka hayso mudo laba sanadood ah , shirkii Borama 1993 ee lagu […]
↧