Dawladda Maraykanku safiirrada ay u magacaabayso in ay wakiillo uga noqdaan dalalka Dunida waxa lagu soo xulaa waayo aragnimadooda iyo aqoonta ay u leeyihiin diblamaasiyadda iyo xidhiidhada caalamiga ah (career diplomats); waxase jira safiirro tiro yar oo madaxweynuhu ku maamuuso in ay dalkiisa wakiil uga noqdaan waddamo Maraykanka la xulufo ah. Safiirrada ruug caddaaga ah […]
↧