Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Qisooyinka Quraanka (6) – Cadaalada u istaaga oo u hiiliya

Carabtii ku noolayd Jaziirada Carabtu ma ahayn dad ay qaamuuskooda ku jirto kalimada cadaalad. Waxa hadaladooda ka mid ahaa “Qofkii aan ceelkiisha ilaashan waa laga dumin qofkii aan wax dulmina waa la...

View Article


Qisooyinka Quraanka (7) Qaabiil iyo Haabil ~ Sheikh Ali

View Article


Ka Tali Caafimaadkaaga

Cuduro aan heybtooda la aqoonsan horena aan loogu arki jirin gayigeena ayeynu la kawsaney qarnigan, kuwaas oo aan inoo kala eegin yar iyo weyn & Rag iyo dumar toona oo ina haleelay uun, cuduradaa...

View Article

Ogaysiis:Jaaliyada SomaliLAND ee ku dhaqan London Xaafada Brent

Waxa la Ogaysiinayaa Jaaliyada Somaliyeed ee ku dhaqan London Xaafada Brent,Wembley,Neasden,,Harlesden.kingsbury ,Harrow iyo xafadaha u dhaw in  Responsive Care waxa ka banaan Shaqooyin Care .shirkadan...

View Article

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Tacsi u diray Ehlada iyo qaraabada uu ka...

isbiga Midnimada iyo Horumarka JSL (KULMIYE)                                                                                          June 23, 2016 Ujeeddo: Tacsi Guddoomiyaha xisbal-xaakimka...

View Article


Dekeda Berbera oo Dubai laga xukumo Xamar baa ka dhow by Abdi Mustafe

Kol hadii dekeda la wareejiyo oo laga maamulayo DUBAI, waxa ka dhow in laga maamulo XAMAR. Waxan oo jaha wareera Silaanyo ma Wado qabiilna ma wado ee waxa wada wiilka Sodoga loo yahay ee Baashe Cawil...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BULSHADU MA WAXAY U MUUJISAA JACAYL BEEN AH BAHDA HAL ABUURKA ??!!.

Abwaan AXMED SICIID (AFGUDHIYE) waxa uu ka mid yahay abwaanada miisaanka iyo magaca ku leh suugaanta soomaalida Waxa lagu yaqaan inuu bulshada itaalka daran u yahay af hayeen oo uu codkooda tix iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ha il-duufin garashada WQ: Yuusuf Cabdille Cismaan “Shaacir”

Dadkeena badankiisu beryahan dambe waxay ku mashquulsan yihiin siyaasadda iyada oo la illaaway arrimihii kale ee muhiimka ahaa. Siyaasadda lafteedu waa ay is dhaantaaye teenu waxay ku meeraysataa...

View Article


Heshiiska Xukuumaddu La Gashay Shirkadda Dp World Dani uguma jirto Somaliland...

Dhismaha wadanka iyo qadiyada Somaliland waa mid ay dhib badan ay usoo maren shacbiga Somaliland iyaga oo an wali dadku kasoo kaban burburkii dhaqale ee kasoo gadhay radinta xoriyada aynu kufanayno una...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Lammaanahaagu Waa Rafiiqa Noloshaada ee Weligaa Sidaa si ka Hoosaysa ha ula...

Barkhad Maxamed Kaariye, ayaa ka sheekeeyey hab-nololeedka uu qoyskiisa u maareeyo iyo sida ay xaaskiisa uu aadka u jecel yahay ee Yaasmiin Maxamed Kaahin nolosha isula jaan qaadeen. Lammaanahan oo aha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saamaynta Cudurka Duumadda iyo Africa

Daraasad lagu ogaaday aadanaha “dadka” ku nool adduunka haatan ayaa lagu qiyaasa 7.5 bilyan oo qof, darasadan ayaa ah june,2016 “World Population Clock”. Hadaba in kudhaw ama kala badh dadyawga ku nool...

View Article

Siddeed u hanan kartaa shaqaalahaaga?

Haddii aad tahey ganacsade doonaya inuu ganacsigiisu hana qaado, horumaro isla jeerkaasna gaadho hamigiisa iyo hiigsigiisa waa muhiim inaad hesho shaqaale hawsha si hufan oo hagarla, uga soo baxa,...

View Article

Daawo Hees Cusub Oo Hada Daawaha Laga Qaaday C/raxmaan Oday {Safar}

In Kastoo Isida too Caashaquna Ikaa Sudhay SIna Igumaad Tudhin   Igu Saydhay Wacadkii Jacaylkii I Saan Yaday La Dhaqaadhday Saakoo Socotayoo Ma Joogtidoo Safarkaagu Guul Noqoy Sadka Calafkaa Waad Heli  

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Walaalaha is Gawracay Maxaa looga Gaabsaday?” Sahra Caydiid

Waxa aan aad iyo aad ugu xumahay dagaalka sokeeye ee ka socda Gaalkacayo. Waxaad mooddaa in Soomaalidu geesiyaal iyo Ma-baqde isku mooddo dilka iyo dhiigga Walaalkood, Inaabtigood, Habar-wadaaggood,...

View Article

Ciro, Xirsi iyo Trojan Horse WQ Ahmed Doob-baje

Marka hore iga gudoon salaan qiimo badan iyo qadarinta mudan. Mark labaad, fadlan inoo dabac maqaalkan iyo maansada xambaasan: Ciro waanu garanineXirsi waa cidaadiiCeebaha Kulmiye galayCulilayd...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MADAXWEYNE ARRIN KUUMA HAMBAYNE

Qoraa Cabdinaasir Axmed Abraham Runtu daahir-yaa-shamis,  Ha ku daaqdo weeyaan. Mudane Madaxweyne, anigoo maamuus iyo milgo qalin-ma-koobaan ah kuu haya, anigoo ka mid ah waddaniyiinta reer...

View Article

Guusha iyo Guuldarada Baarlamaanka W/Q: Cabdullaahi Ibraahin (Daamey)

Guuldaradaada oo aad qirato waa geesinimo iyo isku kalsoonaan,  Guuldarada  oo  aad ka dhuumato dafirto oo aad eedeeda cid kale  saartaana waa fulaynio iyo Kalsooni xumo. Qof kasta oo adduunka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guul usoo hoyatay Ummadda somaliland

Waxa maal mahan la sheegaya in aqoon yahan Mohamed ali bile uu ku biiri doon xisbiga talo dalka haya ee kulmiye taas oo dad badan oo somaliland ah is waydiinayaan sababta uu ugu biirey isago oo wali...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHAWAAQU HA GAADHO MEEL DHEER – (W/Q: Cabdiraxmaan Caydiid)

Marka hore Mahad oo dhami Eebe ayay u sugnaatay, Nabadgelyo iyo Naxariisina Suubanaheena Muxammad. Marka xiga waxaan Salaan Diiran hawada u marinayaa bahda Saxaafadda iyo qof kasta oo qoraalkaygani soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halyeyga Ugu Mudan Hogaaminta Dalka Ee Mustaqbalka Qalinkii Xidig Maxamuud Xidig

Waxaa Marag madoon ah in dalkasta ay Harumariyaan dadkiisu. Somalilandna Ay ubaahan Tahay siyaasiyiin qaangaadh ku ah siyaasada in badana ka soo shaqeeyay aqoon aan maanta la dafiri karayna leh....

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live