Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Halyeyga Ugu Mudan Hogaaminta Dalka Ee Mustaqbalka Qalinkii Xidig Maxamuud Xidig

Next: “Maayar Ku Xigeenka Caasimada Hargeisa Cabdicasiis Cagowayne Oo Noqday Maqaar Saar Maayar Cabdiraxman Solteco Dhaqaalaha Ku Urursado”By Maxamed Aadan Seed Maayarka caasimada Haargeisa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Solteco iyo ku xigeenkiisa Cabdicasiis Maxamed Xaashi “Cagowayne” ayaa guud ahaanba ku fashilmay dhismaha wada madaarka caasimada hargeisa oo todobaadkii hore ay dawlada hoose bilawday dhismaheeda balse wadada ayaa istaagtay ka dib markii maayarka iyo ku xigeenkiisu dadkii xaafada ku war galiyeen in laga qaadi doono lacag ka baxsan cashuurta ku waajibtay taasina ay diideen dadwaynihii xaafadu. Maayar ku xigeenka caasimada Hargeisa oo dhawr jeer dadku ku canaanteen hirgalinta dayactir lagu sameeyo wadadan ayaa ku fashilmay.Waxaana wadadan ay tahay wada Labaad ee halbowlaha u ah caasimada Hargeysa ,maayarka Hargeisa Cabdiraxman Solteco ayaa ka dhigtay ku xigeenkiisa mid uu ku garaaco dadka deegaanka amarna ku siiyey inuu dhaqaale ka soo ururriyo dadka degan xaafadani iyo waliba dadka goobaha ganacsi ku haysta wadada agteeda,isagoo wadada madaarka hareeraheeda dhigtay sanaaduuq uu kaga urursado dhaqaalaha uu ku sheegay inuu wadada ku darayo Maayar ku xigeenka Cabdicasiis Cago-wayne waa masuul lagu yaqaano fudayd iyo kalsooni la,aan haysata naftiisa taasina ay ku sababto inuu si dhakhso ah isu bad-badalo taasina uu cabdiraxman Solteco uga faa,idasto ……… Lasoco qaybta danbe… Qalinkii Maxamed Aadan Seed Email:-Aadanseed2014@gmail.com
$
0
0
Waxaa Marag madoon ah in dalkasta ay Harumariyaan dadkiisu. Somalilandna Ay ubaahan Tahay siyaasiyiin qaangaadh ku ah siyaasada in badana ka soo shaqeeyay aqoon aan maanta la dafiri karayna leh.
 Hadaba marka laga yimaado madaxweynaha qaranka oo maanta lagu mahadinayo wa qabadkiisa Iyo Sida Muuqata Ee Ugu Shaqeeyey Dadkiisa Iyo Dalkiisa 
Bal Hadaba Waa Kuma Halyayga Mudan Inuu Hogaamiyo Dalkiisa ?
 Waa jawaab Marka Laysku Dayo Laga Jawaabi Karayo si Xaqiiqa Waana mudane Maxamuud Xaashi Cabdi Wasiirka Madaxtooyada Ee Hada Sababtoo Ah 
Hufnaan Hogaaminimo,Hawlkarnimo Shaqo, Hadaf Muuqda, Hindise Waxqabad , Waaya Aragnimo , Bisayl Siyaasadeed, Iyo Hadaf Cadi.
maxamud-xaashi 
 Waa Astaamo uu koobsaday Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi sidaa darteed waxaa xusid mudan in laga faaiidaysto haybadaa ilaahay u hibeeyay wasiir maxamuud xaashi .
Hogaanka Wanaagsani maha mid samir la,aan iyo sed bursi isku darsada e waa mid kasoo Bilaaba hogaamintiisa gunta ama bayska sida lagu xusuusto wasiir Maxamuud Xaashi Hogaamiyaha mustaqbalka dhaw taas oo aan nina caad kasaarnayn inuu noqon doono Madaxwaynaha Bedeli Doona MUUSE BIIXI oo Hada jagadaa u sharaxan 
Waxaa marag madoona in xisbiga kulmiye aanay jirin cid kale ooo lala miisaamikaro Wasiir MAXAMUUD XAASHI waxaana dharaarkastaaba qoraysaa qiimaha uu kuleeyahay qarankan Qalin looqaato qoto dheeraanta siyaasadeed iyo taariikhda aan lasoo koobi karayn ee uu Leeyahay mudane MAXAMUUD XAASHI waa wax aan cadad iyo xisaab midna aan lahayn dadka Aqoonta Iyo in dheernimada leh ee somaliland dhamaan tood toosh bay dusha kaga hayaan Halka aad arkayso kuwo aan habeen jirin ooo ku dherersananaya ama isku dhererinaya 
Ugu dabayntii Waxaaan Kusoo ururinayaa in reer soomaaliland ay ka soo if baxday qorax aan Baabaco qarinayn dhowaana ku fidi doonta waana gudoomiyaha mustaqbalka xisbul xaakinka Kulmiye ahna madax waynaha mustaqbalka somaliand guul iyo gobanimo 
Qalinkii Xidig Maxamuud Xidig 
0634194002

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles