Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

“Maayar Ku Xigeenka Caasimada Hargeisa Cabdicasiis Cagowayne Oo Noqday Maqaar...

“Maayar Ku Xigeenka Caasimada Hargeisa Cabdicasiis Cagowayne Oo Noqday Maqaar Saar Maayar Cabdiraxman Solteco Dhaqaalaha Ku Urursado”By Maxamed Aadan Seed Maayarka caasimada Haargeisa Cabdiraxmaan...

View Article


HAL LA QALAY RAQDEEDAA..!!!! WQ Axmed Cali Ibrahiim Sabeyse

HAL LA QALAY RAQDEEDAA..!!!! Wuxu yidhi hal abuurkii: “Hal la qalay raqdeedaa lagu soo qamaamoo, ninba qurub haleeloo, qosol wuxu ka joogaa, qubanaha dambeeyee, qarka soo jafaayee,  Buuraha qotada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khiyaamada ganacsadaha iyo mooganaanta macmiilka!.

Barnaamijka toosinta, iyo tayaynta bulshadeena Ganacsade haddi sharci dawladeed ku xidhiwaayay diin iyo iimaan miyuu kuxidhiwaayay?  By: Aqoonyahan Mustafe Rayaale (masters of sociology) Barnaamijkan...

View Article

U Hiili Naftaada WQ Hibo Ciise Maxamed

Markaad tahay qof uu Alle (SW) ku abuuray kawnkiisan, isla jeerkaasna ku manaystay caqli waa in aad yeelataa Hami & Hiigsi. adiga oo aan cidna u daba fadhiisan inaad rumayso ahdaaftaada ha noqdaan...

View Article

Shillinkii Mee? WQ: Hibo Ciise Maxamed

Waxa cirka isku sii shareeraya sarifka dolarka marka lagu badalayo S/land shilling halka uu wadankiina kasii guurayo gabi ahaanba lacagtiisii oo afkii US Dollar uu ku hadhay uun,. Waxa isa soo taraya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dulsaarka daynta iyo dheefta iibka ee Baananka (Qaybti 2aad)

Maxaad u cuskan iibka banaan? Allaah baa Qur’aanka inoogu caddeeyay  macaamilka iibabka . “Allaah kor ahaaye, waa uu xalaaleeyay iibka, waxaanu xaaraantinimeeyay Ribada”. Ayaadda 275 ee Suurada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siyaasad eray u baahan WQ Cabdinaasir Axmed

WQ-Cabdinaasir Axmed Abraham. In-door-ah oo aan u kuur-galay siyaasadda iyo sida Soomaalida badankoodu u fahansan yihiin, waxa iiga soo baxday, in khalad fahan jiro. Kaas oo marin-habowga keenay....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Talo-soo-jeedin: Mudane Madaxweyne; Colka Wadhaf Ma Lagu Dayey?! Qallinkii:...

Bani’aadamka mar kasta talo lagama waayo’e waxaan talo yar ka  dhiibanayaa sidii looga samato-bixi lahaa halista abaaraha adag ee xilligan innagu habsaday  Anigoo ah muwaaddin Rashiid Sulub Caalin oo...

View Article


Amaanada – Akhlaaqda iyo Burburka ummadah qaybtii 3aad

Amaano La’aan waa diin la’aan. Waxa nabi Maxamed (salalahu calyhi wasalam ) laga soo wariyay in uu yidhi “Hadii amaanada loo dhiibo dad aan u qalmin, qiyaamaha suga. Burburka umadaha waxa keena in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ASTAAMAHA UGU MUHIIMSAN EE GABADHA LAGU DOORTO W/Q:C/RAZAQ IBRAAHIM ALI...

Qaraarrada  ugu muhiimsan ee qofku uu qaato inta uu noolayay waxa kamida ka uu ku dooranayo cidii nolosha la wadaagi lahayd iyo hooyada caruurta uu dhali doono,hadaba waxa muhiima in qofku aanu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Doorka Barbaartu Ee Talada Dalka iyo Booqashadaydii Guddoomiye Sharmaarke...

Tan iyo 12kii Ogos 2006da oo Somaliland markii kowaad laga xusay maalinta caalamiga ah ee dhallinyarada adduunka, waxa aan ka mid ahaa inta u heellan inay barbaartu talada dalka saami ku yeeshaan....

View Article

Labada Siyaasi ee Marin habaabay WQ Buuni Cabdi Abiib

Waxaa  marba  marka  ka  danbeeya  soo  baxayay  Siyaasiyiin  faro  ku  tiris  ah  oo  ka  leexday  nidaamkii siyaasadeed  ee Somaliland  ay  kusoo  caano  maashay,  kuwaas  oo  habeen iyo maalinba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goormaa la sameeyey Calanka Somaliland se waa kuma qofka ikhtiracey?

    Waa goor habeenimo ah waxaan dhex mushaaxayaa qeybta qoraalada daabacan ee facebook “post” waxaan isha ku dhuftey qoraal diiranaa oo isoo jiitey oo yaaley barahaa bulshadu ku kulanto ee facebook...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Awooda-Dadka iyo Tartanka Salmiga ah

Si aynu u ogaano ama u fahano mucaaradnimada, tartanka siyaasadeed iyo taageerada xisbi Qaran ama musharax qaran, waa in aynu marka hore fahanaa muxuu yahay nidaamka aynu hogaan ku xulanaa. Somaliland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nin xun waxa soo saara nin wanaagsan oo codkiisa la aammusay by Ahmed Hassan...

WAXA LA YIDHI NINKA XUN WAXA SOO SAARA INTA AAN CODEYN. Ninka Maraykan waalay ee Trump, waxa la xaqiijiyey inuu guusha Ku helay inta diidan een codeyn. Waa qaar maanta murugo iyo ciil dhexda farta ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dad aan codba hayn yay ku durbaan tumin

Waxaynu aragnaa oo aynu tv yada ka dawanaa ragii dadka boobay oo leh beeshii waatan oo waxay u diyaar tahay inay ku codayso musharax. Balse raga hadaladaa kazoo yeedhaya waxay indhaha ka qarinayaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afar qodob oo Faysal Cali-waraabe kaga fursad badan yahay musharaxiinta kale...

WQ Mahdi Ismaaciil Waxaan idinla wadaagayaa 4 qodob oo Musharaxa Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe uu kaga chance badan yahay musharaxiinta kale inuu dalka madaxwayne ka noqdo Doorashada 2017. In...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabadh kasta oo qurux badani ma aha mid qalbi wanaagsan, balse gabadh kaste...

Ruux dumar ah oo aad u laf wayn, dheer, garbo waawayn wajigeedana laga cabsanayo ayaa xafiis qareenno (Lawyers) soo gashay. Isla markiiba qareennadii ayaa midh midh u baxay. Xafiiskii waxa ku soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hoggaamiyaha Bulshaawiga Ah VS Igu Sawir: W/Q Mawliid Cali-dhure

Hoggaaminta bulshaawinimada leh waa tan hoggaamiyuhu si dabacsan ku raadiyo xidhiidh wanaagsan oo farxad leh in uu la yeesho bulshada. Hoggaamiyeyaasha bulshaawiga ah waa kuwo saaxiibtinimo leh, jecel...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Toban Talo oo ku socda Madaxweyne Muuse iyo Xukuumaddiisa..?Qallinkii. SCC....

Waxa aan la hadlayaa Madaxweynaha cusub iyo Xukuumaddiisa, waxaan leeyahay ‘Xilku maaha siyaasi maanta..’ Arraar Laga soo bilaabo sanadkii 2014-ka, waxa aan safarro shaqo oo kala duwan ku tegay...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live