Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Qisooyinka Quraanka (6) – Cadaalada u istaaga oo u hiiliya

$
0
0
Carabtii ku noolayd Jaziirada Carabtu ma ahayn dad ay qaamuuskooda ku jirto kalimada cadaalad. Waxa hadaladooda ka mid ahaa “Qofkii aan ceelkiisha ilaashan waa laga dumin qofkii aan wax dulmina waa la dulmiyaa. Barmaaijka 6aad ee silsilada barmaamijyadan waxa aan maanta ku eegi doona sida uu Quraanku uga hadlay arinkan, sidoo kale waxa aan ku soo qaadanaynaa qisooyin iftiiminya arinka.
Ka faa’idayso ajarkana nala wadaag oo sii fidi.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles