Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

SOMALILAND:  MA XEER IYO DASTUUR KALIYA AYAA MURANKA SIYAASADEED LAGU XALIYAA ?

Waa su’aal aad la isku weydiinayey xiliyadani uu taagnaa khilaafkii siyaasadeed ee ubucdiisu ahayd muranka doorashooyinka dalka , kaasi oo sharcigii dalka koox waliba ula kacday dhinacii ay dooneysay....

View Article


Warbixintii Beesha Caalamka ee Muddo kordhinta doorashooyinka

Waxa soo baxaya baaqyo ay beesha caalamku soo saareyso oo ay soo diidan yihiin mudada golaha Guurtida jamhuuriyada Somaliland u kordhiyeen madaxweynaha, sidoo kale waxa ay ku talinayaan in lagu saleeyo...

View Article


Baaq ka yimi Qurbojoogta Beesha Arab Sheekh-isaxaaq

Annagoo ah  qurba joogta beesha Arab  waxaanu in muddo ah isha ku haynney oo aanu ficilladiisa iyo wuxuu soo dhigo SOCIAL MEDIA-HA la soconney  nin la yidhaahdo   Cabdillaahi  Ibraahin Xasan oo kasoo...

View Article

Wali maan dhiman waxay se u eegtahay in aan mar dhaw dhimanaayo!!

Waxa qoray:Jama Hussein, Ceerigaabo. Dhiil ka culus, dhib ka weyn iyo dhawaac sidaas oo kale u dhirbaaxa maankayga wali maan arag. Caawa xanuun gudeed oo aana lahayn awood aan waxa kaga qabto ayaa ka...

View Article

Ma la midayn karaa cashuuraha Kastamada Geeska Afrika?

Si loo dhiirigaliyo xornimada ganacsiga isla markaana u kordho dhaqaalaha dalalka Geeska Africa lagama maarmayo in la mideeyo kastamada ( customs) sida wadamada bariga Africa ee nidaamka kastamada ku...

View Article


Dhakhtarkii Iliga Ka Saarayay ayaa Daanka Jabiyay

Muddo laga joogo hadda qiyaastii siddeed bilood ayay walaashay Nimco Axmed  u tagtay dhakhtarka Ramadan Dental clinic oo ku yaalla Hargaysa si uu uga saaro ilig xanuunaya . Waxa uu ka saaray iligii se...

View Article

Mujahidintii iyo Baabuurtodii aan ka  Dirnay Djibouti Una Dirnay SNM

Mudadii uu ururkii SNM dagaalka kula jiray dawladii kalitaliska ahayd ee Soomaaliya ee uu hogoominayay Siyaad Barre, dadka reer Jabuuti iyo dawladooduba waxay caawiyeen dadkii reer Somaliland. Dad...

View Article

Xukuumadda Biixi ma xal siyaasadeed bay keentay mise waa xeelad kale??

Ka dib doorashadii 31 May 2021 ee golaha wakiilada iyo golayaasha deegaanka lagu soo doortay dalka jamhuuriyada Somaliland waxa uu ku jiray murug siyaasadeed iyo muran doorashooyinka iyo xeerarkooga...

View Article


Burburkii Soomaaliya 31-sano-21 Kacaan, Buuqa Somaliland 31-sano-21aad Kulmiye

Dhacdooyinka Ummad ama Aadamaha halleela ama soo wajaha wey kusoo  noqnoqdaan hadii aan lagu cibaaro qaadan oo wax laga korrodhsan, oo aan laga foojignaan  wixii hore u soomaray si aanay Dib ugu...

View Article


Maxaa kasoo baxay Doorashooyinka dalalka Geeska Afrika 2020 ilaa 2023 ?

Sanado aduunka iyo dadka ku nool gobolka Geeska Africa rajeynayeen isbadelo dimuqaraadiyadeed iyo horumar siyaasadeed oo dawladaha gobolku ku talaabsadaan ayaa lagu jiraa dabayaaqadiisii. 09-...

View Article

Heshiiska Somaliland iyo USA ma noqon doona sida ka US iyo Taiwan

Madaxweynaha dalka maraykanka ayaa sadex maalmood ka hor 24 May 2022 dalka Japan oo uu booqday si cad u sheegay in uu dalka maraykanku difaacayo TAIWAN hadii China ugu duulo sida Russia ugu duushay...

View Article

Somalidu waxay haysaa jidka Qorshe weyn oo lala damacsanaa

(Soomaalida Geeska Africa waxa la rabaa in inta la baabiiyo, khariidadana laga masaxo lana maamulo dhamaantood ) Taariikhda marka aynu dib u raacno soomaali waxa ay ku baaba’day raadinta soomaaliweyn (...

View Article

Somaliland miyay ka gaabisay beelaha Bariga ee Harti?

Laas-caanood xaaladeedu sidii ay ku bilaabantay waji ka duwan oo aad uga fog ayaa muuqda markii aan in badan eegay halka dadka intooda badani taagan yihiin iyo sida wax u socdaan , haddaba bal qalinka...

View Article


“Qofowna ha caayin qabiil soomaaliyeed ” .Xildh Guruuje

Nebi maxamed wuxuu yidhi ” NNKh) Hadii masar qabsataan xurmeeya reer ayaygey baa dhulkaas ku noole. Nebi maxamed ayaydii waa Haajira oo dhashey Nebi Ismaaciil, Nebi Ismaaciil waa awoowga Nebi Maxamed...

View Article

Hirdanka Quwadaha Adduunka ee Gobolkw Geeska Afrika

(Garab istaaga jamhuuriyada Somaliland ee US iyo Taiwan ma u horseedi doonaa aqoonsi caalamiya? ) Quwadaha aduunka ku loolamaya ayaa tartan ugu jira wadamada dhaqaalaha leh sida saliidaha iyo gaasta...

View Article


Siyaasadda Somalida iyo dhaqanka Geel-jiraha

QOOMIYADAHA GEELAYDA IYO SAAMEYNTA UU KU YEESHO DHAQANKOOGU TALADA IYO HOGAAMINTA UMADDA. Nolosha dabiiciga ahi binu-adamka waxa ay bartay hab nololeedyo ay u noolaadaan oo ku qotoma hadba waxa ay...

View Article

Haddii tani kugu dhacdo, maxaad samayn lahayd? WQ Mustafe Adan

Waxa uu yidhi, “Waxa la igu martiqaaday aroos, markii aan gaadhay hotel-kii xafladdu ka dhacaysay, waxa aan ku beegmay laba albaab oo isku xiga oo ay ku kala qoran yihiin: (1) Qaraabada caruusadda(2)...

View Article


Xukuumad bilaa qorshe ah iyo Garaado jibaysan, maxaa dhexdooda ka dhalan kara?

Wixii ka dambeeyay 27/12/2022 magaalada Laascaanood waxa ay ku jirtay xaalad fowdo ah oo u baahan in wax layska weydiiyo waxaana ka soo baxay sawir si dhaba ah u muujinaaya diidmo iyo mudaharaaddo...

View Article

SIYAASADII GEESKA AFRICA MA WAXA DAADIHIYAYAAL KA NOQDAY GEELLE & GURGUURTE ?

Waxii ka dambeeyey 15 May 2021 oo ahayd maalintii la qabtay doorashadii madaxweynaha jamhuuriyada federaalka soomaaliya wax weyn baa iska badelay siyaasadii Gobolka Geeska Africa . Waxaa mudo dheer...

View Article

Jidka Berbera corridor Fursadaha iyo caqabadaha u wato W/Q: Mohamed Aden Hassan.

Dawladda  Somaliland ayaa sannadkii 2016-kii qalinka ku duugtay heshiis 30-sano ah oo ay la gashay shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta.Isbadalka marinka Berbera oo noqday...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live