Iska Hubiya Aakhirana Waa Lama Huraantiiye “Waxa Qoray Yuusuf Dool.
Daarood iyo Isaaq Waa Laba Reer Oo Walaalo ah Oo Dhaqan iyo Dhalashaba ay ka Dhaxayso Oo Meel walba is dhex jooga Oo Aan Sinaba U Kala Maqnaan karin. Inta ay istaan iyo inta ay isyeelaan Waxaa Badan...
View ArticleSidee ciyaalkeena dagaalkan socda ugu sharraxnaa?
Soddon sano ka hor markey tariikhdu ahayd 1993 waxaanu ku jirnay kaam xaqootiya oo wadamada qurbaha ah. Waxaan jiray 10 sano oo kaamkana waxa ku jirnay sanad oo dadka ugu badnaa ee ku jirtay waxay u...
View ArticleDagaalka Laascaanood Wakhti Fiican ayuu Soomaalilaan ku soo beegmay
W/Q: Cali Cabdi Coomay= Iyada oo Muqdisho aanay dagaalka qayb ka ahayn, ayaa fursad fiican u ah Soomaalilaan. Way adkaan lahayd iyada oo uu Farmaajo Muqdisho joogo inuu dagaalkani yimaado.= Iyada oo...
View ArticleQurbajoogta Garxajis- oo ku baaqdey difaaca dalka.
Wada tashiyada qurbajoogga ee ka bilowday kulanweynihii London oo loosii gudbiyey qurbajoogta beelaha GARXAJIS ee yurub, bariga dhexe,Maraykan iyo canada, Australia iyo afrika oo aad looga wada...
View ArticleSOMALILAND XAGAY KU SOCOTAA?
Laascaanood Muuse iyo ina Suldaan Cali markaan eego xataa xal dhiigjoojin ah kuma heshiin karaan. Bulshada Caalamku in ay farogelin toos ah ku sameeyaan si loo joojiyo dhiigga daadanaya maaha wax aan...
View ArticleThe Hague {ICC}:- Ma Soo Qaban-kartaa Madaxweyne Putin
Maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada dagaalka ayaa soo saaray warqadd lagu soo xidhaayo madaweynaha dalka Ruushka oo ay sheegtay in looga shakisan-yahay dambiyo dagaal oo ka dhacay Ukrain, Waxa jira...
View ArticleWaa Kuma General Faysal Cabdi Bootaan Guuleed?
Magaciisa saxda ah waa Haybe Cabdi Bootaan Guuleed magaca Faysal waa naanays waxaa loogu magac daray Boqor Faysal Cabdicasiis ,oo Boqortooyada Sucuudiga xukumayey Intii udhaxaysay 1964 ilaa 1975 isagoo...
View ArticleMIYAAN CIDIBA IDIIN DHALAN !
Madaxweyne cigaal ayaa Alle ha u naxariisto safar shaqo isku soo maray wadamada USA,ITALY iyo Ethiopia, markii uu maraykan tagey ayaa waxa uu xidhiidh la sameeyey xafiiska looga taliyo dawlada...
View ArticleMaxaabiista Puntland qiil lagu siidaayo looma hayo Abadiyan, hadaaney Qiraal...
Sababta oo ah, Dowlada puntland ayaa Cod dheer ku sheegtay in aanay qayb ka ahayn Dagaal ka laascanood,–> 12 sarkaal oo Ethiopia utababartay Puntland ayaa 8 kamid ah 12kaa sarkaal kaga dhinteen...
View ArticleDIAMON-KII LA DAYACAY (GARAAD JAAMAC GARAAD ISMACIIL)
Sida aan wada ogsoonahay garaad jaamac garaad Ismacil wuxu ka mid ahaa ismada somaliland ee gobolka sool oo ahaa diamond ay ka faa’iidaysan wayday dowlada somaliland hadaba dowlada somaliland way...
View ArticleMiyaan la midayn karin cashuuraha kastamada Geeska Afrika si loo helo koboc...
Si loo dhiirigaliyo xornimada ganacsiga isla markaana u kordho dhaqaalaha dalalka Geeska Africa lagama maarmayo in la mideeyo kastamada ( customs) sida wadamada bariga Africa ee nidaamka kastamada ku...
View Article