Ka dib doorashadii 31 May 2021 ee golaha wakiilada iyo golayaasha deegaanka lagu soo doortay dalka jamhuuriyada Somaliland waxa uu ku jiray murug siyaasadeed iyo muran doorashooyinka iyo xeerarkooga ah. Waxa 10 maalmood oo kali ahi ka hadhay maalintii ay u astaysnayd doorashada madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland ee 13 Nov 2022 oo ay hay’adaha qaranka u […]
The post Xukuumadda Biixi ma xal siyaasadeed bay keentay mise waa xeelad kale?? first appeared on Berbera News.