Si loo dhiirigaliyo xornimada ganacsiga isla markaana u kordho dhaqaalaha dalalka Geeska Africa lagama maarmayo in la mideeyo kastamada ( customs) sida wadamada bariga Africa ee nidaamka kastamada ku midoobay ururka ( EAC ). In dhaqaalaha wadamada Geeska Africa la isku furaa waxa ay fursad siinaysaa ganacsatada dalalka Geeska , waxa abuurmaya shaqooyin badan oo […]
The post Ma la midayn karaa cashuuraha Kastamada Geeska Afrika? first appeared on Berbera News.