Dhacdooyinka Ummad ama Aadamaha halleela ama soo wajaha wey kusoo noqnoqdaan hadii aan lagu cibaaro qaadan oo wax laga korrodhsan, oo aan laga foojignaan wixii hore u soomaray si aanay Dib ugu habsan, Maxaa yeeley aduunka aynu ku guud suganahay waa goob laylis ama jarribitaan ama imtixaan loo joogo, oo Alle inoo qoondeeyey inuu inagu […]
The post Burburkii Soomaaliya 31-sano-21 Kacaan, Buuqa Somaliland 31-sano-21aad Kulmiye first appeared on Berbera News.