Wixii ka dambeeyay 27/12/2022 magaalada Laascaanood waxa ay ku jirtay xaalad fowdo ah oo u baahan in wax layska weydiiyo waxaana ka soo baxay sawir si dhaba ah u muujinaaya diidmo iyo mudaharaaddo lagaga soo hor jeedo Somaliland, qadiyadani oo hadda yeelatay waji siyaasadeed oo ka duwan kii ay ku bilaabmatay waa mihiim in wax […]
The post Xukuumad bilaa qorshe ah iyo Garaado jibaysan, maxaa dhexdooda ka dhalan kara? first appeared on Berbera News.