Waxa soo baxaya baaqyo ay beesha caalamku soo saareyso oo ay soo diidan yihiin mudada golaha Guurtida jamhuuriyada Somaliland u kordhiyeen madaxweynaha, sidoo kale waxa ay ku talinayaan in lagu saleeyo mudo kordhinta talo bixinta komishanka doorashooyinka qaranka. Ma xuma oo nuxurka soo jeedintu waxa uu ku qotomaa uun wadatashi ( consensus) in laga yeesho […]
The post Warbixintii Beesha Caalamka ee Muddo kordhinta doorashooyinka first appeared on Berbera News.