Xasan Sheekh ma wuxuu qarinaya Taariikhda Maalinta Somaliland
Xasan Sheekh Maxamud waxa uu doonaya inuu taariikhda maalinta xoriyada Jamhuuriyadda Somaliland qariyo! W/Q Kaptanka. Waayo Somaliland ayaa xornimada maalinta 26 June, gaar u leh cidna lama wadaagto...
View ArticleGOBONIMADII LAGU HUNGOOBAY: QEYBTII 2
Laba iyo Lixdan sannadood ka dib maalintii koonfur Soomaaliya ka xoroday gumeysigii, ayaa maanta bulshadaasi weli raadgoobaysaa oo hadba ciddii hoggaan u noqotaa ku hadaaqayaan midnimo Soomaaliyeed....
View ArticleAskarigii Jabhad soonoqda Maxaa uga yaala aduunka?
Aduunku waa goob lagu kala war iyo waayo Aragnimo qaato, dhigaalka Taariikheed wixii dhacdooyin soomaray, ee Aadamaha soo asiibay, waana tay Dadkeenii hore u Dhaqan ahayd hadii xaajo ugub ahi lasoo...
View ArticleDilaaga aamusan!
Dhakhtarka caan ka ah ee *Raymond Francis* waxa uu soo bandhigay qaab cusub oo laysaga ilaaliyo cudurka dilaaga ah ee kansarka (Cancer) sidoo kalena uu isaga daawayn karo qofka uu ku dhacaa isaga oo...
View ArticleGaryaqaan Maxamed Jaamac : Musuq Maasuqa Dacwadaha Dhulka
Garyaqaan Maxamed Jaamac Axmed Waxa uu dhibaatada ugu weyn ku hayaa bulshada kasoo jeeda Gobolka Sool kuwaas oo Magaalada Hargeysa kaga qaadayo Dhulka ay ku leeyihiin isagoo marka hore Garyaqaan...
View ArticleWaa kuma, Rashiid Sheekh Cabdilaahi Xaaji Axmed ‘Rashiid Gadhweyne’? W/Q:...
Rashiid Sheekh Cabdilaahi Xaaji Axmed Guuleed (Rashiid Gadhweyne), oo hooyadiina ahayd, Jawaahir Aw Maxamuud Aw Cilmi Qabile, waxa uu ku dhashay degmada Cadaadley ee gobolka Maroodi-jeex, xili ku...
View ArticleHAMBALYO MEHER WACAN: Abokor Iid Kaariye iyo Nuura Ibraahim Muuse oo...
بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكما في خير Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Khadar Iid Kaariye, Caraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Siciid Cabdilaahi (Xarrago), Mustafe Cabdi Muxumed (Janaale), Xamse Cali...
View ArticleMaamuuskii Madaxweyne lahaa ma Madnuucay Kulmiye!.
Marka hore waxa aan Canbaaraynayaa gafkii qalafsanaa ee meel ka dhaca badheedhka qayaxan ahaa ee lagula kacay Madaxweynihii saddexaad ee Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin,...
View ArticleJamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, Sideed u...
Haddii aad ka mid tahay dadka dhibsada marka ay maqlaan maxaad ku saluugtay?Middan baddalkeeda, maxay tahay odhaahda aad rabtay in la adeegsado? Mar kasta iyo meel kasta oo aan marayo waxa aan la...
View ArticleMaxaa u dan ah dalka iyo dadka?
WQ: Xuseen Cali NuurTan iyo bishii May ee sannadkan 2022-ka khilaaf aragti oo siyaasadeed ayaa labada xisbi ee mucaaridka ah iyo xisbiga talada haya ay ku kala duwanaayeen, oo waxa xal ah laga gaadhin...
View ArticleIFTIIMIN SHARCI AMA XEER WQ XILDHIBAAN KU-CADDEEYE
Waxa qoray Xildhibaan Sheekh Ku-caddeeye oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ee ka soo baxay xisbiga WADDANI, isla markaana taageersan furista ururrada siyaasadda “Mudanaha Golaha...
View Article“ALLA MA INANKAAN LAHAA DAYRTA U GUURI AYAA LIKE QODANAYA!”
Hooyo Soomaaliyeed ayaa wiil ay dhashay aad ugu hanweynayd, waxaanay ku tallamaysay oo ay maanka ku haysay gu’gaa maanta ah dabayaaqadiisa wiilkaaga u guuri, kadibna maalin maalmaha ka mid ah ayuun bay...
View ArticleKornayl Maxamed Kaahinow Dhar shicib sida loo xidhaa fudud, se Dimuqraadiyad...
Waxa maalmahan danbe ay Hadalo Dumuqraadiyada ku lidi ahi kasoo burqanayeen Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Kulmiye ahna Wasiirka arimaha gudaha Mudane Kornayl Maxamed Kaahin Axmed, isaga oo Kornayl...
View ArticleHadaad Been Badantahay Waa inaad Xusuus Badnataa!!
Xeerkan Xeer.Lr.51.2012 Gollihii Wasiirada Ee Ansixiyay Gud Xirsibaa Ugu awood badnaa, Oo Chief of Cabinet ahaa, Sidoo kale Isla Musharax Craxmaan Ciro ayaa shirgudoominayay gollaha isagaana ku...
View ArticleWaar ileen tan oo kale!.
Waxa ammakaag, Fajeciso iyo yaab ah waxa ka socda Jamhuuriyada Somaliland oo wax lagu sheego ama lagu cabiro oo lagu sunto aan lagaranahayn, waayo arrimuhu waxay u muuqdeen qaar ay Xisbiyadu ku...
View ArticleGACANTAADDA HA KU DHAXAL-WARIIGIN DHULKAGA HOOYO.
“.Qallinkii 1-Mahad ali-salaan”.Waxaan taageero mug iyo miisan leh la garab taaganahay Mayirka magaaladda Hargeisa Cabdi karim Axmed mooge ,atinta uu kaga hadley QOXOOTIGA DHAQAALAHA EE OROMADDA,...
View ArticleFaysal Dheere Iyo Maamule Habane oo Khilaaf la dhex Qaraxay
Qore Cabdilaahi Jaamac Faysal Dheere oo Kastamka Berbera kawada Falal awood maroori ah kuwaasi oo u muuqda inuu ku soo duulayMaamulaha Kastamka Berbera Axmed Maxamed Habane, oo masuuliyadaasi u haya...
View ArticleMahadsanid Prof. Saleebaan
Toddobaadkii ina dhaafay waxa xilkii wareejiyey Guddoomiyihii Jaamacadda Cammuud Prof. Saleebaan Axmed Guuleed oo aan u aqoonsanahay Aabaha Waxbarashada Sare ee Somaliland. Waxaa soo dhammaaday rubuc...
View ArticleFahamkoodu Mar Kasta Waa BogaadinHore iyo Cambaarayn Danbe ?
Xisbiyada Mucaaridka waxay u fahmeen mar hadii KDQ aanu soo hadal qaadin doorashadii ururada in macneheedu tahay qorshaha uguma jirto waqtigan. Waxa ay ka shaqaynayaana tahay ta Madaxtooyada oo kaliya....
View ArticleXumada Ku jirta dalka iyo Xumada Nooca loomalaynayo.
Dengue fever, dengue fever waa xanuun caan ka ah koonfurta eeshiya iyo laatin ameerika waxa sababa “Virus” ka Loo yaqaano dengue(DENV), waxaana Gudbisa nooc kamida kaneecada oo la idhaa “Aedes...
View Article