Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

HAMBALYO IYO BOGAADIN GUDDOMIYAASHA IYO KU-XIGEENADA:

$
0
0
Guddida Xisbiga UCID Canada waxay hambayo iyo bogaadin u dirayaan Guddoomiyeyaasha iyo ku-Xigeenada magaalooyinka Hoos ku xusan:

  1. Hargeysa Gud. Yussuf Warsame Siciid iyo  Ku-xigeenka Cabdi-casiis Cagaweyne
  2. Berbera Gud. Cabdi-shakuur Maxamed Xasan iyo Baashe Cabdillaahi Ibrahim
  3. Salaxley Gud. Maxamed Ibrahim Xundule iyo Naasir Cabdi Iimaan
  4. Laascaanood Gud. Cabdilqaadir Jaamac Nuur iyo Nuuraddin Cabdiraxman Axmed

Waxanu Ilaahay idiinka baryeynaa in uu idinku gargaaro xilka la idiin igmaday; ummaddii idiin codeyseyna caddaalad, sinnaan, daacadnimo iyo xaqsoor ugu adeegtaan.


Guddida Xisbiga UCID ee dalka Canada.

Guddoomiyey Axmed Cali Ibrahim Sabeyse.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles