Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Hambalyo Aroos wacan oo ay Dirayaan Ururka dhalinyarada Horumarinta Gobolka Saaxil Ee SYDA

$
0
0
Hambalyo Aroos wacan
waxay halkan xubnaha Ururka dhalinyarada Horumarinta Gobolka Saaxil Ee SYDA (Saaxil Youth Development Association )
ee kala ah
Mustafe Xaamud Axmed
Mohamed Abdi Idiris
Cali Ibraahim Maxamed
Rashiid Nuur Wacays
Ciise Cali Xasan
Suudi,Yasir,Caraale
Cabdirahman Mohamed Hassan
Khadar Jaamac Caare
Cismaan Aadan
Axmed Abokor Maxamed
Khadan,Shabbcaan,Kaltuun,Hibaaq
Iyo dhamaan xubnaha ururka SYDA waxay hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin u diryaan
Boqor CabdiSamad Xuseen Cismaan iyo Borqorada Najax Muxumed Liibaan oo aqal galokoogu ka dhacey
todobaadkii ina soo dhaafey Hotel Mansoor ee magaalada berbera 
Isku waara oo noqda kuwii kala hela ubad khayr qaba aamiin aamiin aamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles