Toddobaadkii ina dhaafay waxa xilkii wareejiyey Guddoomiyihii Jaamacadda Cammuud Prof. Saleebaan Axmed Guuleed oo aan u aqoonsanahay Aabaha Waxbarashada Sare ee Somaliland. Waxaa soo dhammaaday rubuc qarni uu hoggaanka u hayey Jaamacaddan oo ah ta ugu faca weyn Somaliland. Sida aan warka ku hayo ardayda, macallimiinta iyo xubnaha golaha sare ee Jaamacaddu way jeclaayeen in […]
The post Mahadsanid Prof. Saleebaan first appeared on Berbera News.