Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Maamuuskii Madaxweyne lahaa ma Madnuucay Kulmiye!. 

$
0
0

Marka hore waxa aan Canbaaraynayaa gafkii qalafsanaa ee meel ka dhaca badheedhka qayaxan ahaa ee lagula kacay Madaxweynihii saddexaad ee Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin, waa fal aad iyo aad looga xumaado wixii lagula kacay Mudane Daahir Riyaale oo ahaa Madaxweyne Qaran oo Dalka kasoo taliyey, oo waliba Mudane Daahir Dalka Mudadii uu […]

The post Maamuuskii Madaxweyne lahaa ma Madnuucay Kulmiye!.  first appeared on Berbera News.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles