Haddii aad ka mid tahay dadka dhibsada marka ay maqlaan maxaad ku saluugtay?Middan baddalkeeda, maxay tahay odhaahda aad rabtay in la adeegsado? Mar kasta iyo meel kasta oo aan marayo waxa aan la kulmaa muwaadiniin reer Somaliland ah oo marka ay i gartaan judhaba igu bilaaba cannaan ah sababta aan u adeegsanno kalmaddaas marka aan […]
The post Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, Sideed u fahantay weedhan? first appeared on Berbera News.