Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Waa kuma, Rashiid Sheekh Cabdilaahi Xaaji Axmed ‘Rashiid Gadhweyne’? W/Q: Miyir Cali Xuseen

$
0
0

Rashiid Sheekh Cabdilaahi Xaaji Axmed Guuleed (Rashiid Gadhweyne), oo hooyadiina ahayd, Jawaahir Aw Maxamuud Aw Cilmi Qabile, waxa uu ku dhashay degmada Cadaadley ee gobolka Maroodi-jeex, xili ku beegan 1944kii. Maadaama oo uu kasoo-jeeday laba qoys oo culimo ah, dhinaca aabihii iyo dhinacii hooyadiiba, waxa culuumta diiniga ah ku barbaariyey oo waxbaray Rashiid, aabihii Sheekh […]

The post Waa kuma, Rashiid Sheekh Cabdilaahi Xaaji Axmed ‘Rashiid Gadhweyne’? W/Q: Miyir Cali Xuseen first appeared on Berbera News.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles