Geeska Afrika, waxaa ka Socda dabaylo barwaaqo iyo diihaal wada sida, Juqraafi ahaan “Geeska” waxaa laysku yidhaahda waddamada Eriteriya, Itoobiya, Jabuuti, Soomaaliya,Somaliland, Suudaan iyo Koonfurta Suudaan, iyadoo Kenya iyo Ugandha ay aad isugu dhow yihiin Gobolka “Geesku” wuxuu leeyahay dhaqan iyo taariikh isla soo jireen ah, inkasta oo sidoo kale ay jiraan kala duwanaan u […]
↧