18kii bishan November, 2020, ayuu Ilaahay ha u naxariistee Dr. Aadan Yuusuf Abokor ku geeriyooday dalka Turkiga, oo loo geeyey xanuun hayey si loogu soo daweeyo. Dr. Aadan, waxa uu leeyahay taariikh ka la duwan, waa nin door weyn ka soo qaatay hanaqaadkii ururada rayidka ah ee Somaliland. Waxa kale oo uu ka mid ahaa kooxdii […]
↧