Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Abaal-marinta Nobel price Ma lagala noqon karaa qof hore loo siiyey?

$
0
0
Sida la ogyahay abaalgudka Nobel oo ah abaal- marin sumcad wayn ku leh caalamka, waxay ka soo bilaabmatay geerida maalqabeenkii saynisyahanka ahaa ee reer Sweden, Alfred Nobel oo geeriyooday sannadkii 1896 kii. Intii aanu dhiman wuxuu ku dardaarmay in xoolihiisa abaalgud laga siiyo ciddii sannadkaa adduunka ku soo kordhisa shan waxyaabood oo kala ah : […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles