Madaxweyne Donald Trump, ayaa si cad u qaadacay Natiijada doorashada Maraykanka ee uu ku guulaystay murrashaxa xisbiga Dimuqraaddiga Mr. Joe Biden, isagoo tilmaamay in qaab been-abuur ah loogu dhawaaqay natiijada doorashada iyo cidda ku guulaysatayba. Hadal qoraal ah oo uu soo saaray Donald Trump, waxa uu ku sheegay inuu laga bilaabo maalinta Isniinta uu bilaabi […]
↧