Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Xiisadda siyaasadeed ee Itoobiya halkee bay salka ku haysaa?

Dalka Jamhuuriyada Federalka Ethiopia waxa taagan murug siyaasadeed oo isu badelay qaab qoomiyadeed waxaana uu si cad u soo muuqday afartii sanadood ee u dambeeyey,  oo Ethiopia gudaheega ay ka...

View Article


Xaaladaha Geeska Afrika iyo hirdanka loogu jiro

Gobolka Geeska Africa waxa uu dhacaa ( ku yaalaa ) dhinaca bari ee qaarada Africa , xaga waqooyi waxa ka xiga Badda Cas oo u kala dhaxaysa Gobolka iyo Jaziirada Carabta , Xaga koonfureed iyo xaga Bari...

View Article


Isbedellada Geeska iyo doorka Somalida

Waxa ka socda gobolka geeska Africa iyo bariga dhexe , jasiirada carabtaba isbadelo siyaasadeed , dhaqaale , nololeed , hogaamineed oo saameyntooda ku leh dalkasta iyo qofwalba oo gobolkani ku nool ,...

View Article

Xirsow Hadalku wuu kaa Qaloocday

Aqoonyahan Sa’da Ali Mohamed Ex-wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan oo waqtigan ka mid ah hogaanka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI hadalkii uu ka jeediyey xaflad Hargeisa ka dhacday maalintii Isniintii ee...

View Article

Maxay inaga dhaxli doonaan kuwa inaga danbeeyaa

Aduunku wuu socdaa wax kasta oo bilaabmaa wuu dhamaadaa , taariikh ayuun baa ka hadha iyo maxaa dadkii xiligaasi noolaa ay ka yidhaahdeen ama kaga gudbeen caqabadaha soo waajahay , markaa ilama aha in...

View Article


Dabaysha isbedelka siyaasadeed ee Bariga Dhexe Sudan iyo Masar

Waxa socda isbadel xoogan oo dalka maraykanaku wado xaga siyaasadiisa arimaha dibada taasi oo uu ka bilaabay wadamada Afghanistan,  Bariga dhexe iyo Sudan oo arimahani dhamaantood ay qotomaan xaga...

View Article

Hambalyo Meher: Deeq Cabdi Cali iyo Hoodo Maxamuud Cali

Suldaan Axmed Daahir Muuse, Admiral Cabdi Xirsi Ducaale, Yusuf Cismaan Garas, Aabo Cabdi Cali Siciid iyo Carruurtiisa, Garaad Maxamed Xirsi Ducaale, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Hooyo Faadumo Xirsi...

View Article

Saamaynta uu Afrika ku leeyahay loolanka Maraykanka iyo China

Loolan adag oo Africa ku dhex maraya dawladaha maraykanka iyo china ayaa waxa uu yahay mid ay ku tartamayaan in ay Africa suuqeeda dhaqaale ee xooga kor ugu soo kacay ay kasbadaan oo uu noqdo macmiil...

View Article


Ururka DYDO oo baaq u diray Madaxweynaha Somaliland

BAAQ KU SOCDA MADAXWEYNAHA JSL MUDANE MUUSE BIIXI OO KU SAABSAN HIRGELINTA QOONDADA KURAASTA GOOLAHA WAKIILADA & GOOLAYAASHA DEEGAANKA EE BEELAHA LAGA TIRO BADAN YAHAY IYO HAWEENKA. Uurka Daami...

View Article


Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan W/Q: Axmed...

Hordhac: Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorasho toos ah oo daah-furani ka dhacdo. Taas awgeed, JSL waxa lagu tiriyaa in ay ka mid tahay hormuudka...

View Article

Siyaasadda Waa Loo Samraa Ee Lama Sardhiyo W/Q Cabdiraxmaan Cadami

Qofku rag iyo haween ba in uu damac siyaasadeed yeesho waa wax wanaagsan, waana qariisad rabbaani ah oo dadka qaarkood ku abuuran. Sida ay u kala hanweyn yihiin ayay ugu kala duwan yihiin heerka uu...

View Article

Shacabka Somaliland iyi rejo la’ aanta furitaanka ururada siyaasadda

Guud ahaan shacabka Somaliland marka aad eegto una kuur-gasho wax ay ka mideysan yihiin waxaa kow ka ah rajo beelka axsaabta siyaasada Somaliland ee maanta iyo in aanay soo wadin yididiilo wanaagsan oo...

View Article

Xaalada Siyaasadeed ee Dalka Itoobiya iyo Raysal-wasaare Abby Ahmed. WQ Jamal...

Ra`iisal Wasaaraha Itoobiya Abbiy Ahmed wuxuu ku guuldaraystay, waxa uu adduunka oo dhan fahansan yahay oo ah in furaha xasiloonida Itoobiya ay tahay deegaanka Oromada, iyo siyaasada Oromada....

View Article


IL MA’ARAGTEYDII ADUUNKA BEDESHAY!.

Waxay ahayd bishii 12aad 2019 markii magaalada Wuuhaan ee dalka Shiinaha uu Ka dilaacay caabuqa ‘Coronavirus’ kuna suntan COVID-19, Judhiiba wuxuu Ku fiday Dunida daafaheeda, waxa uu sahayday inka...

View Article

Safiirka Somaliland ee Taiwan, Ambassador Maxamed Xaaji, waa  Xiddig Helay...

Tan iyo markii la magacaabay Safiirka Somaliland u fadhiya magaalda Taipei ee waddanka Taiwan, Ambassador Maxamed Hagi maxamuud waxa uu noqonayaa  taariikhda markii ugu horraysay ay Siyaasaddu arrimaha...

View Article


Somaliland doorashooyin ma ka dhacayaan?

Waa su’aalo u baahan in jawaabo loo helo , maanta Gudomiyaha komishanka doorashooyinka Somaliland oo gudida joogtada ah ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland wax ka weydiiyeen ayaa yidhi yaan sas...

View Article

Duuliye Axmed Dheere waa Mabda’a lagu hirto, iyo maqaam sare oo la Gaadhi karo

By Adam Muse Jibril Duuliye Axmed Dheere, muxuu ku habboon yahay, oo uu geyaa in lagu magacaabo, muxuuse u taagan yahay oo u ah qaddiyad uu ku dhaato. Inta aanan u-gelin qaddiyada Duuliye Axmed Dheere...

View Article


Doqoni Ninkii Canaanta Wuu icaayey bay tidhaa!.

Beri ayuu nin, Afaduu qabay uu saluugay, markuu arkay gurigoo Dayacan, ubadkoo Darxumaysan iyo Duunyadii oo baylah ah, Markaasuu afadii si Sarbeeb iyo Hogo-tusaalayn wax ugu sheegey, oo uu ula hadlay...

View Article

Ku Dayashada Dhaqan Shisheeye Waa Lagu Duloobaa

W/Q: Mustafe Maxamed Nuur Dheereeye Saamayn bulsheed oo dhaqan-beddel ah ayaa bulshooyinka Soomaalida loogu soo waaridaa ciyaaraha kala duwan ee la ciyaaro. Tan iyo markii waddankeena ay ku soo bateen...

View Article

Dagaalka Itoobiya saamayn intee leeg buu ku yeelan karaa Geeska Afrika

Gobolka Geeska Africa waa mid ay daashadeen colaado iyo dagaalo ilaa taariikhda inta la garanayoba , dagaaladaasi oo ahaa qaar diimeed , qaar qoomiyado , qaar dhul iyo waliba  qaar nidaamyadii...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live