Beri ayuu nin, Afaduu qabay uu saluugay, markuu arkay gurigoo Dayacan, ubadkoo Darxumaysan iyo Duunyadii oo baylah ah, Markaasuu afadii si Sarbeeb iyo Hogo-tusaalayn wax ugu sheegey, oo uu ula hadlay sikastoo San oo quman oo qof loola hadlo, se dheg umay jalaqsiin, waanadii iyo wax sheegii saygeeda, Maalintii danbe ayuu Afadii Canaantay, haba canaanan […]
↧