Waa su’aalo u baahan in jawaabo loo helo , maanta Gudomiyaha komishanka doorashooyinka Somaliland oo gudida joogtada ah ee Golaha wakiilada jamhuuriyada Somaliland wax ka weydiiyeen ayaa yidhi yaan sas laga qaadin labada doorasho ee isku sidkan xeer baa sheegaye? Haddana waxa kale oo uu ka hadlay in diwaan galintii codbixeyaasha la bilaabi doono oo […]
↧